Advertisement

0
Ciidamada Israa'iil ayaa burburiyay laba daar oo la dego oo ku yaal Khan Younis halkaas oo laga soo saaray amarro cusub oo lagu daadgureynayo, maalmo ka dib markii Falastiiniyiintii barakacay loo...

C/raxmaan C/shukuur oo soo jeediyay qodobo ay tahay inay Dowladu ku adkeysato haddii...

0
Siyaasiga caanka ah ee Xildhibaan C/raxmaan C/shukuur Warsame ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu si weyn digniin ugu direy Dowlada Somalia marka la eego shirka Turkey ka furmaya ee lagu wada...

Wasiir Fiqi oo Turkey u aaday ka qeybgalka Wareegga labaad ee wadahadalka Itoobiya iyo...

0
Muqdisho, August 10, 2024 – Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta u ambabaxay caasimadda dalka Turkiga ee Ankara sida lagu...

Dagaal dhimasho iyo dhaawac sababay oo Xarar-dheere ku dhex-maray Milatariga iyo Macawisleyda.

0
XARAR-DHEERE (DAYNIILE.COM)-Dagaal dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa maanta ka dhacay Magaalada Xarar-dheere ee Gobolka Mudug kaasoo u dhexeeyay Milatariga  Dowlada Soomaaliya iyo maleeshiyadka deegaanka ee loo yaqaan Macawisleyda. Dagaalkaan oo ka bilowday...

Xasan Cali Kheyre “Waxaan Madaxweyne Xassan ugu baaqayaa in uu dhallinyarada ka raalligeliyo gefka...

0
Ra'iisulwasaarihii hore Xasan Cali Kheyre ayaa si kulul uga hadlay hadalkii shalay Madaxweyne Xasan kaga jawaabay hadal heyntii baraha bulshada ee ahayd dhalinyaada ka cabaneysay shiidka isagoona  ku tilmaamay inay alshabaab...

Ciidamada Lugta Somalia oo markii ugu horeysay loo dhisayo xarun cusub +SAWIRRO

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Saraakiil sar sare oo ka tirsan Ciidamada Dowlada Somalia ayaa maanta kormeer booqasho ah waxay ku tageen xarunta cusub ee Ciidamada Lgta Somalia. Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Ibraahim Sheekh Muxudiin iyo...

Faahfaafin ka soo baxaysa wadahadalada Soomaaliya iyo Itoobiya ee wakhtigooda laga soo hormariyey

0
=XIGASHO BBC SOMALI= Wasiirrada arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ku kulmi doona Ankara toddobaadka soo socda si ay uga wada hadlaan khilaafka ka dhashay is-afgaradkii dhexmaray Itoobiya iyo Somaliland sanadkan,...

Maxaa looga hadlay kulankii maanta ee Guddiga dib u eegista Dastuurka+SAWIRRO

0
 Xubnaha guddiga dib u eegista iyo la socodka hirgalinta Dastuurka BJFS oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah ee ay u xilsaaranyihiin ayaa maanta shir ku yeeshay xafiiskooda Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka...

Howlgalo ka dhan ah Alshabaab oo laga fuliyay deegaano ku dhaw Magaalada Xudur+SAWIRRO

0
XUDUR (DAYNIILE.COM)-Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya ayaa  Howlgalo ka dhan ah Alshabaab waxay ka fuliyeen deegaano ku dhaw Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool. Howlgalka waxaa si gaar ah u fuliyay Ciidamada...

Kulankii maanmta ay yeesheen Golasha Shacabka +SAWIRRO

0
Muqdisho Agoosto,10,2024: Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka,waxaana shir guddoominayay guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow. Ajendaha kulanka...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best mobile networks in 2024, based on our annual

0
Choosing the fine mobile network may be a frightening project with such a lot of options available. The proper community guarantees which you live...