Boqortooyada Sacuudiga oo Somalia ka bixisay Malaayiin Doolar oo deyn ku ahaa+SAWIRRO
Dowladda Soomaaliya iyo Ururka Sanduuqa Horumarinta Caalamiga ah ee OPEC oo heshiis Taariikhi ah kala saxiixday.
Vienna, Juun 26, 2024: –Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige oo ku sugan...
Madaxweynaha Kenya oo shacabkiisa u tanaasulay kana laabtay mooshinkii canshuur kordhinta
NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa go'aan degdeg ah ka qaatay mooshin canshuur kordhin ah oo uu rabay inay Baarlamaanku ansixiyaan balse shacabkii ka hor imaadeen ilaa dibad bixii shalay uu...
Kheyre , Farmaajo iyo Shariif oo ka hadleen 26-ka June
RA'IISULWASAARIHII HORE HASAN ALI KHEYRE
Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa munaasabadda qiimaha badan ee 26ka Juun oo ku beegan sanadguurada 64aad ee ka soo wareegatay maalinkii ay Gobollada Waqooyi xurnimada ka qaateen...
Uhuru Kenyata oo ka hadlay shacabkii shalay lagu laayay Nairoobi
Uhuru Kenyatta Madaxweynihii hore ee Dalka Kenya ayaa ka hadlay dibad baxyada canshuur kordhinta ay uga soo horjeedaa shacabka Kenya kaasoo maalmihii ugu danbeeyay ka socday qeybo ka mida dalkaasi haba...
Ubax dhigii Maanta iyo Madaxweyne Xasan+SAWIRRO
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Saaka ubax dhigay Taallada Dhagax-tuur ee magaalada Muqdisho, halkasoo sidoo kalana salaan sharaf uu kaga qaatay Ciidamo Booliis ah.
Ubax dhigaan ayaa lagu maamuusaa halgankii...
Ra’iisul-wasaaraha muxuu kala hadlay Safiirka Mareykanka+SAWIRRO
Muqdisho, Juun 26, 2024: – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay danjiraha cusub ee Dowladda Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Mudane Richard H. Riley, iyaga...
SAWIRRO: Siduu u dhacay howlgal saaka Alshabaab looga saaray deegaan ku dhaw Degmada Ceel-dheer
Dowlada Somalia ayaa war ka soo saartay howlgal Saaka Alshabaab looga saaray tuulo ku dhaw Degmada Ceel-dheer ee Gobolka Galgduud.
Warkaan oo lagu shaaciyay warbaahinta Dowlada Somalia ayaa sidaan u qornaa:-|
Howlgal afjar...
Muuse Biixi oo ku celiyay inay ka go’antahay fulintii Heshiiskii Badeedkii Itoobiya
HARGEYSA(DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xalay mar uu ka hadlayay xuska 26-ka June wuxuu ku celiyay inay ka go'antahay fulinta heshiis badeedkii ay bilowgii sanadkaan la galeen Dowlada Itoobiya.
Muuse...
La taliyaha Madaxweyne Xasan oo shaaciyay ciidamada Badeli doona ATMIS
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Dowlada Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay howlgalka ama ciidamada badali doona kuwa ATMIS iyo qaabka uu noqonayo howlgalka cusub iyo wuxuu uga duwanaan doono howlgalka hadda shaqeeya ee...
Weerar khasaare kala duwan lagu gaarsiiyay Alshabaab oo saaka ka dhacay tuulo ku dhaw...
CEEL-DHEER (DAYNIILE.COM)-Wararka naga soo garaayo Degmada Ceel-dheer ee Gobolka Gal-gaduud ayaa shegaayo in ciidamadamacawisleydu ay saakay waaberigii weerar ku qadeen degaan hoostaga degmadaasi oo alshabaab fadhiisin u aheyd.
Weerarkaan oo ahaa mid...