Advertisement

Shirka Wasiirada oo goor dhaw lagu meel mariyay qodobo dhanka Amniga quseeya+SAWIRRO

0
Muqdisho, 27, Juun 2024:- Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu ansixiyay Qaraar ku saabsan Khataraha Amniga Qaranka, oo uu warbixin guud oo qiimeyn ah...

Gudoonka labada aqal ee Baarlamaanka maxay ka wada hadleen

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa Maanta kulan wada-tashi ah yeeshay Guddoonka labada Gole ee Baarlamaanka  Federaalka Soomaaliya xili bilahaan danbe aysan wax kulamo ah yeelan oo fasax ay ku jireen. Gudoonka labada Aqal waxay ka arrinsadeen...

Madaxweyne Xasan oo ka hadlay maalinta Xoriyada Jabuuti

0
Muqdisho, Juun 27, 2024 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, dowladda Jabuuti iyo guud ahaan shacabka dalkaas, maalinta...

Wararka ugu dambeeya ee xaalada Gaza

0
QAZA (DAYNIILE.COM)-Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil, ayaa madaafiic  24-kii saac ee la soo dhaafay ku garaacay dadka rayidka ah ee ku nool waqooyiga, bartamaha iyo koonfurta Gaza, halkaas oo ay ku dileen...

Dowlada Bolivia oo ka bad-baaday isku day af-ganbi

0
Dowlada Dalka Bolivia ayaa arbacadii shalay ka bad-baaday isku day afganbi oo uu hogaaminayay Taliyihii hore ee Ciidamada Milatariga dalkaasi kaasoo dhawan xilka laga qaaday. Ciidamo uu hogaaminayo Taliyiihii Ciidamada Bolivia  Juan...

Dagaal Beeleedkii Gobolka Mudug oo saaka laba kacleeyay

0
GAAL-KACYO (DAYNIILE.COM)-Wararka ka imaanaya Galbeedka Gobolka Mudug ayaa sheegaya  in saaka uu dib uga qarxay dagaaladii hore halkaasi uga jirey ee xalintiisa lagu mashquulsnaa. Dagaalka waxay labada beelood isu adeegsanayaan hubka nuucyadiisa...

Calanka Somalia oo laga suray halka looga taliyo Toronto-Canada

0
TORONTO (DAYNIILE.COM)-Waxaa shalay lagu qabtay Magaalada Toronto ee Dalka Canada xaflad lagu xusayay maalinta 26-ka June 1960-kii oo ah markii ay Soomaaliya ka xorowday gumeystihii Ingiriiska. Xarunta looga taliyo Magaalada Toronto ee...

Gacan ku dhiigle Dowlada Somalia ku wareejisay Puntland

0
Gacan ku dhiigle hore dil uga gaystay deegaanada Maamulka Puntland ayaa waxaa Nairobi ka soo qabtay Ciidamada Interpol kadib markii Dowlada Somalia ay dalbatay kadibna waxaa lagu wareejiyay Dowlada Somalia kuwaasoo...

Madaxda sare ee Qaranka oo kulan gaara yeesheen

0
Madaxweynaha Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hoygooda ku booqday Guddoomiyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka dalka mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur iyo mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda mudane Xamse...

Ciidamadii xabadaha riday 26-ka June oo la soo xirey

0
Howlgal ay fuliyeen Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir oo kaashanaya Hey’adaha ammaanka Caasimadda ayaa soo xiray eedeysanayaal gaaraya 9 Askari oo ka kala tirsan Ciidamada Qalabka Sida. Askarta lagu soo qabtay howlgalkaas ayaa...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best Android phone 2024: Affordable, mid-range and high- …

0
In the ever-evolving international of generation, Android phones preserve to push obstacles with their cutting-edge functions, effective performance, and smooth designs. Whether you’re upgrading...