Advertisement

Maamulka Puntland oo ka hadlay dagaalada Galbeedka Gobolka Mudug

0
War ka soo baxay Madaxtooyada Maamulka Puntland ayaa baaq nabadeed waxay u direen beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya Galbeedka Gobolka Mudug gaar ahaan deegaanada u dhexeeya Gal-dogob iyo Saaxa-qurun. Qoraalka ka...

Dowlada Itoobiya oo sheegtay inay Beesha Caalamka kaga amar qaadanayaan joogista ciidanmadooda Somalia

0
=XIGASHO BBC SOMALI= Dawaldda Itoobiya ayaa ka jawaabtay eedayn ay dhawaan Soomaaliya u gudbisay Qaramada Midoobay oo ku saabsan in ciidamo Itoobiyaan ah ay ‘si sharci darro ah ugu tallaabeen dhinaca Soomaaliya.’ Waxay...

Madaxweyne Xasan oo maanta kulan la qaatay masuuliyiinta Dowlada ku matala reer Waqooyiga+SAWIRRO

0
Madaxweynaha Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  kulan la qaatay mas’uuliyiinta hay’adaha dowladda Federaalka ku matala gobolada Waqooyi ee dalka. Madaxweynaha iyo masuuliyiinta reer Waqooyiga waxay isla soo qaadeen dadaalka ay dowladdu ku...

Muxuu yahay shirka Wasiir Fiqi uu maanta ku qabtay Xaruntiisa+SAWIRRO

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa shir-guddoomiyay kulan xog isweydaarsi ah oo ka dhacay Xarunta Wasaaradda oo ay ka qeybgaleen Guddomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka, Maxamuud...

Abiy Axmed oo beeniyay inuu ka laabtay heshiiskii Badda

0
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa maanta war uu ku soo qorey bartiisa X oo hore loogu yaqaanay Twitter wuxuu uga hadlay warar maalmahaan danbe soo baxay oo sheegayay inuu ka...

Cabsi xooggan oo maanta ka taagan Xaafada Islii iyo Booliis soo gaaray+SAWIRRO

0
NAIROBI (DAYNIILE.COM)- Waxaa maanta cabsi xoogan ay ka jirtaa Xaafada Islii Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya halkaasoo ah ganacsiga iyo deegaanka Soomaalida Kenya. Kooxihii Dowlada ku kacsanaa ee banaan-baxayaasha ayaa soo...

Shirka Wasiirada oo goor dhaw lagu meel mariyay qodobo dhanka Amniga quseeya+SAWIRRO

0
Muqdisho, 27, Juun 2024:- Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu ansixiyay Qaraar ku saabsan Khataraha Amniga Qaranka, oo uu warbixin guud oo qiimeyn ah...

Gudoonka labada aqal ee Baarlamaanka maxay ka wada hadleen

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa Maanta kulan wada-tashi ah yeeshay Guddoonka labada Gole ee Baarlamaanka  Federaalka Soomaaliya xili bilahaan danbe aysan wax kulamo ah yeelan oo fasax ay ku jireen. Gudoonka labada Aqal waxay ka arrinsadeen...

Madaxweyne Xasan oo ka hadlay maalinta Xoriyada Jabuuti

0
Muqdisho, Juun 27, 2024 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, dowladda Jabuuti iyo guud ahaan shacabka dalkaas, maalinta...

Wararka ugu dambeeya ee xaalada Gaza

0
QAZA (DAYNIILE.COM)-Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil, ayaa madaafiic  24-kii saac ee la soo dhaafay ku garaacay dadka rayidka ah ee ku nool waqooyiga, bartamaha iyo koonfurta Gaza, halkaas oo ay ku dileen...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best carpet cleaner 2024: Tried and tested models for stains, grime...

0
The Ultimate Guide to the Best Carpet Cleaners of 2024 Keeping your carpets clean is critical for a wholesome and aesthetically attractive domestic. With endless...