Advertisement

Maamulka G/banaadir oo dhagax-dhigay dib-u-dayactir lagu sameenaayo Xarumo shacabka loogu adeego+SAWIRRO

0
Muqdisho, 23 September 2024: Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xasan Maxamed Jimcaale ayaa dhagax-dhigay dib-u-dayactir lagu sameenaayo xarunta Akuwa Dotto oo ay ku shaqeeyaan Waaxyaha Gaadiidka, Dab-damiska,...

Dowlada oo lix bil kadib bixisay abaal-marinta Degmooyinkii guulaha ka gaaray tartankii Ramadaanka

0
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay qabatay munaasabad lagu abaal-mariyey tartamayaasha degmooyinkii kaalimaha hore ka galay tartan cilmiyeedkii bishii Ramadaan ay qabatay Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed. 32 Degmo oo...

London, ilaasho mobile kaaga

0
      Qore: Yahya Amir London, ilaasho mobile kaagaa iyo.... Mobile London hadaad joogto ilaasho Mobilkaaga yaan lagaa dafine, weliba Faras Magaalka. Digniinta lagu siinayo ayaa ah " iska jir kuwa Mootada ama...

Saraakiil ka tirsan Tababarayaasha Ciidamada Xoogga oo gaaray Magaalada Xudur+SAWIRRO

0
Sida ay sheegtay idaacada Ciidamada Wafdi saraakiil ah oo ka socdo Taliska tababaradda Ciidanka Xoogga dalka iyo Hoggaanka howlgalinta Xoogga dalka ayaa manta gaaray Magaalada Xuddur ee Xarunta Gobolka Bakool. Wafdiga Saraakiisha...

Booliiska Pakistan oo toogtay nin af-lagaadeeyay Nabigeena Maxamed NNKH

0
Booliiska koonfurta Pakistan ayaa toogasho ku dilay dhakhtar lagu eedeeyay inuu aflagaadeeyay nabi Maxamed - nabadgalyo iyo naxariis dushiisa ha ahaato - arrintaas oo ay cambaarayeen kooxaha xuquuqda aadanaha u dooda. Dr...

Soomaaliya: halista hubka sharci darrada ah iyo jihooyinka uu ka soo galo

0
                      =XIGASHO BBC SOMALI= Sida laga soo xigtay warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobay, hubka sharci darrada ayaa Soomaaliya ka soo gala...

Masar oo muwaadiniinteeda ugu baaqday ineysan u safrin Hargeysa

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-War ka soo baxay Dowlada Masar ayaa lagu amray muwaadiniinteeda ku sugan Gobolada Waqooyiga Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Hargeysa inaysan u safrin halka kuwa joogana lagu amray inay ka soo...

shuruudaha laga rabo shirkadaha diyaaradaha ee u tartamaya daabulida xujeyda Somaliyeed sanadka dambe 2025/1446

0
Sida aan ka soo xiganay TYV-ga Qaranka Guddiga adeegga xajka ayaa shaaciyey tartanka shirkadaha diyaaradaha daabulaya xujeyda Soomaaliyeed sanadka 1446/2025 iyo shuruudaha laga rabo tartamayaasha.

Lafta-gareen oo daah-furey mashruuc horumarineed+SAWIRRO

0
BAYDHABA (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Maamul Goboleedka  Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta daahfurey Mashruuca Iftiiminta Xaafada Barwaaqo ee Magaalada Baydhabo oo ah xarunka Kumeel-gaarka ah ee maamul Goboleedka iyo Gobolka Bay. Mashruucaan...

Shir Xasaasi ah oo looga hadlayay Xakameynta hubka sharci darada ah oo Dowladu...

0
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa guddoomiyay shir looga hadlayay sidii ay hay’adaha amniga dalku u xakameyn lahaayeen hubka sharci darrada ah, kaas oo khatar...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best video doorbells from our tests in 2024

0
Video doorbells have revolutionized domestic protection by means of providing convenience and peace of mind. With a video doorbell, you could see and speak...