Advertisement

XOGTA: Sirdoona Dunida oo soo saaray magaca hogaamiyaha Daacish ugu sareeya.

0
Sirdoonada dhowr Dal oo caalamka ayaa isku raacay in hogaamiyaha xiligaan ugu sareeya kooxda Caalaiga ah ee Daacish uu yahay C/qaadir Muumin oo ah Soomaali sidaas oo kalana maamula kooxdaan qeybtooda...

Maxaa laga filayaa guddoomiyaha cusub ee Ururka midowga Afrika?

0
Wasiirka Arrimaha dibadda Jamhuuriyadda Jabuuti danjire Maxamuud Cali Yuusuf ayaa dhowaan loo doortay xilka guddoomiyaha Midowga Afrika, ka dib tartan adag oo uu la galay murashixiin ka kala socatay dalalka Kenya,...

Siyaasiyiinta Mucaaradka oo markooda u hambalyeeyay xilka hogaanka Midowga Afrika ay Jabuuti ku guuleysatay

0
Ra'iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu kaga hadlay guusha uu gaaray Wasiirka arimaha dibada Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf kaasoo shalay loo doortay Guddoomiyaha Guddiga...

Dowlada oo soo Bandhigtay geeddi-socodka tayeynta iyo illaalinta Sumcadda Baasaboorka Soomaaliga ah.+SAWIRRO

0
Ra’isul wasaare ku-xigeenka 2-aad ee dalka Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan DFS, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐦𝐢𝐢𝐫, ayaa ka qeyb galay...

Hanti-dhowrha Qaranka oo markiisa eedeyn u jeediyay Maxkamadaha Dalka

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Hanti-dhowrha Qaranka Axmed Ciise Guutaale ayaa u soo jawaabay Maxkamada Gobolka Banaadir oo maanta u yeertay kadib markii lagu soo eedeeyay fal-dambiyeedyo sida inuu diiday u yeerid maxkamadeed. Maxkamada ayaa u...

Shariif Sh. Axmed iyo hanjabaadiisa Dagaal hadii uusan Xassan Sh,doorashada qaban bisha May

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa shir jaraa'id uu maanta qabtay wuxuu ku hanjabay Dagaal hadii Dowlada Madaxweyne Xassan Sheekh aanay waqtigeda doorashada dalka uga qaban taasoo ku beegan...

Madaxweyne Xasan oo ugu hambalyeeyay Wasiirkii Arrimaha Dibada ee Jabuuti xilka Gudoonka Midowga Afrika

0
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Gudoomiyaha cusub ee Midowga Afrika oo maanta loo doortay Maxamuud Cali Yuusuf Wasiirkii Arrimaha Dibada ee Jabuuti. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa u rajeeyay...

Wasiirka arimaha dibada Jabuuti oo ku guuley xilka Guddoomiyaha Midowga Afrika

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa loo doortay Guddoomiyaha Midowga Afrika, kadib codeyn galabta ka dhacday xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa. Masuulkaan ayaa tartan adag la galay Ra'iisulwasaarihii...

Shirkii Midowga Afrika oo furmay +SAWIRRO

0
Addis Ababa, Febraayo 15, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka Meertada 38-aad ee shirka Madaxda Dowladaha iyo Hoggaamiyeyaasha dalalka Midowga Afrika, oo ka socda...

Xamaas oo jawaab culus siisay Madaxweynaha Mareykanka

0
GAZA (DAYNIILE.COM)-Dagaal-yahanada Muslimiinta ah ee Xamaas ayaa jawaab culus waxay siiyeen Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump taasoo daba socota hadalkiisii ahaa inuu Gaza la wareegayo kana barakicinaayo shacabka. Kooxda Xamaas oo ah koox...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best broadband providers in 2024, based on our …

0
In modern-day-day digitally linked global, selecting the excellent broadband company can extensively effect your on-line revel in. Whether you're streaming films, working from domestic,...