Advertisement

Madaxweyne xigeenka Jubaland oo Degmada Luuq u tagay nabadeynta laba beelood+SAWIRRO

0
LUUQ(DAYNIILE.COM)-Madaxwayne ku xigeenka dowlad goboleedka Jubbalanad Maxamud Sayid Aadan ayaa maanta gaaray Magaalada Luuq ee Gobolka Geddo hakaasoo si weyna loogu soo dhaweeyay. Maxamud Sayid Aadan iyo wafdi uu horkacayo wuxuu u...

Dowlada Somalia oo Kenya dib ugu celisay wiil la soo afduubtay,adeerkiisna lagu hor dilay.

0
MANDHERA (DAYNIILE.COM)-Kooxo hubeysan ayaa la soo sheegayaa inay dil iyo afduub iyo  ka gaystay xadka beeneedka Somaliya iyo Kenya. Kooxahaan ayaa gaari waxay kala degeen meel ku dhaw Mandhera wiil yar iyagoona ...

Ra’iisul-wasaaraha oo goor dhaw daah-furey shir muhiim u ah Caafimaadka Somalia+SAWIRRO

0
Muqdisho, 29, Juun 2024:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jahmhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Daahfuray shirka Guddiga Heer Qaran ee Tallaalka, Ciribtirka Cudurka Dabaysha iyo Madasha Badbaadinta Carruurta Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaaraha ayaa...

Xamze oo sheegay in Saraakiil loo xirey weerarkii Liido+SAWIRRO

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo caawa ku booqday isbitaalka Erdogan shacabka ku dhaawacmay falkii bahalnimada ee kooxaha khawaarijta ah ay xalay Xeebta Liido, ayaa sheegay...

Axmed Madoobe oo ka hadlay geerida ku timid Gen. Muxyadiin Sheekh C/xakiim Sayid Maxamed...

0
Madaxweynaha Maamulka Jubland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ka hadlay geerida ku timid Allaha u naxariistee  Gen: Muxyadiin Sheekh Cabdixakiim Sayid Maxamed Cabdulle Xasan. Axmed Madoobe ayaa war qoraala uu soo saaray wuxuu...

Mucaaradka Maamulka Koofur-Galbeed maxay kala hadleen Safiirka Mareykanka ee Somalia

0
Qaar ka mid ah ama inta badan siyaasiyiinta Mucaaradka ku ah Madaxweynaha Maamulka Koonfur-Galbeed ayaa shalay kulan la qaateen Safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Amb. Richard H. Riley. Siyaasiyiinta iyo Safiirka waxay ka...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best steam cleaners and steam mops 2024: Drive grime …

0
In the search for a cleaner and more healthy home environment, steam cleaners and steam mops have emerged as vital gadget. These devices harness...