Advertisement

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo dalbatay in si dhow loola socdo xaalad halis ah oo...

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo maanta booqasho ku tegay Xarunta Qaran ee gurmadka deg-degga ah ee hay’adda SODMA ayaa wuxuu ugu baaqay hay’adaha ka...

Madaxweynaha Ukraine Zelensky oo ka badbaaday shirqool dil ah

0
Sirdoonka Ukraine ayaa sheegay in ay ka hortageen shirqool Ruushka u dhigeen si ay u dilaan madaxweyne Zelensky saraakiil kale. Waxaa la xiray labo korneel oo ka tirsanaa ururka ilaalada madaxda dowladda...

Soomaaliya iyo Sweden oo kala saxiiday heshiis muhiim ah oo 5 sano soconaya

0
Dowladaha Soomaaliya iyo Swededn ayaa kala saxiixday Heshiis is af-garad ah oo ku aaddan arrimaha Hantidhowrka, heshiis kaasi oo socon doono muddo 5 sano ah. Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Axmed...

Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay Kaluumaysato Ajaanib ah

0
Ciidamada ammaanka Maamul Goboleedka Puntland ayaa howlgallo culus waxaa ay ka sameeyeen Xeebaha degaanada Maamulkaasi, waxaana ay kusoo qabqabteen shaqsiyaad isugu jira Soomaali iyo ajaanib. Howgallada oo ahaa ku qorsheysan ayaa waxaa...

Cudurro halis ah oo ka dhashay daadadkii ku dhuftay Kenya

0
Ugu yaraan 44 xaaladood oo cudurka daacuunka ah ayaa laga soo sheegay ismaamulka Tana River ee dalka Kenya, iyadoo fatahaaduhu ay sare u qaadayaan khatarta faafitaanka cudurada ka dhasha biyaha. Warbixin ay...

NISA oo bixisay magta sarkaal lagu dilay Muqdisho

0
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta lagu aasay allaha u naxariistee Sayid-Cali Cabdi Cadde oo ahaa sarkaal ka tirsanaa ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, kaas oo dhowaan lagu dilay iska hor...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best pressure washers in 2024: Tried and tested

0
Keeping your car, patio, or garden spotless requires the proper equipment, and a exceptional pressure washer can make all of the difference. With numerous...