Advertisement

La taliyaha Madaxweyne Xasan oo shaaciyay waqtiga askariga Itoobiya u dambeeya uu Soomaaliya a...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-La taliyaha dhanka Amiga ee Madaxweynaha Somalia Xuseen Macalin ayaa shaaca ka qaaday inay dhawaa dalka ka bixi doonaan dhamaan ciidamada Itoobiya ee magaca ATMIS ku joogaan Soomaaliya "Itoobiya kama sii...

Baarlamaanka Jubaland oo maanta meel mariyay qorshihii Axmed Madoobe

0
KISMAAYO (DAYNIILE.COM)-Baarlamaanka Maamul Goboleedka Jubaland ayaa maanta fadhi ay ku yeesheen xaruntooda Kismaayo waxay kaga doodeen kuna meel mariyeen qodob dhigayay wax ka badalka Dastuurka Maamulkaasi. Xildhibaanada ayaa si gaar ah waxay...

Xamaas oo diiday wada-xaajood cusub inay la gasho Israiil

0
Warbaahinta Israel ayaa ku warantay in wadahadalada xabad joojinta Gaza ay dib uga bilaaban doonaan talaadada maanta ah magaalada Qaahira,balse Sarkaal ka tirsan Xamaas ayaa diiday hadalka wada xaajoodka cusub ee...

Madaxweyne Xasan oo kulamo ka wada furimaha dagaalka+SAWIRRO

0
Wargaadhi, Luuliyo 03, 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuur-galaya xaaladda Ciidamada Qalabka Sida iyo furimaha dagaalka ka dhanka ah argagixisada ayaa deegaanka Wargaadhi ee Shabeelaha...

Madaxweynihii hore ee Mareykanka oo la dhaawacay

0
BUTLER (DAYNIILE)-Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa la soo sheegayaa in la dhaawacay kadib markii nin hubeysan uu weerar ku qaaday inkastoo dhaawiciisa uu fudud yahay. Dhagta ayuu ka dhaawacmay sida...

Maxkamada ciidamada oo dil ku xukuntay askari dhawaan shacab ku dilay meel timaha lagu...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa maanta dil toogasho ku xukuntay Daa’uud Bashiir Colow oo ka tirsan Milatariga Guutada 27-aad, ururka 3-aad ee Abuu-dujaana. Xukunka dilka waxaa ku dhawaaqay Garsoore Gaashaanle sare...

Xildhibaan buuxiyay guddiga la socodka iyo dib-u-eegista Dastuurka.

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta mid ka mida  shirarkoodii caadiga ahaa waxay ku leeyijiin Xaruntoosa Magaalada Muqdishi Shirka intuu socday waxaa la hor-keenay Xildhibaan Qaasim C/kariin kaasoo ay xildhibaanadu ugu codeeyeen...

Wasiirka Amniga Somalia oo ku amaanay ciidamada Dowlada guusha ay saaka ka gaareen...

0
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa ku bogaadiyey Ciidanka Qaranka iyo Daraawiishta Jubbaland sida geesinimada leh ee ay isaga difaaceen isku daygii saakay ee kooxda...

Adan Madobe oo Casha-sharaf u sameeyay Gud.Baarlamaanka Urur Goboleedka iskaashiga bariga Afrika+SAWIRRO

0
MUQDISHO Luulyo, 25,2024: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan guddoomiye kuxigeenka koowaad ee golaha shacabka Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar iyo guddoomiye kuxigeenka labaad...

DAAWO: Culumaa’udiinka Cabud-waaq oo soo saaray qaabka lagu joojin karo colaad beeleedka

0
Culumaa'udiinka iyo waxgaradka reer Cabud-waaq ayaa masaajid dhexdiis ka soo saaray baaq nabadeed oo ku socda beelaha ku dagaalay qeyb ka mida Gobolka Galgaduud. Sidoo kale odayaasha waxay soo saareen qodobo ay...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best beard trimmer 2024: Our favourite tried and tested

0
The Ultimate Guide to the Best Beard Trimmers in 2024 Growing a beard is an artwork, and preserving it's miles a technology. Whether you are...