Advertisement

Milatariga Somalia oo fashiliyay shirqool halis ahaa

0
Wararka laga helaayo Gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Milatariga Somalia ay fashiliyeen shieqool halis ahaa oo ay maleegeen Xoogaga Alshbaab. Shirqoolkaani waxaa ka hor tagay Ururka 53-aad ee...

Maxay tahay sababta Ragga iyo dumarku isku fahmeyn

0
        =QORRE: YAXYE CAMIR= Nasashadda Jimcaha. Q-408 1. Gabar ayaa tiri: Ragga iyo Haweenku weligood is fahmi maayaan, Sababta oo ah. Abooto Xaawo waxaa laga Abuuray Feertii Nabi Aadam CS...

Booliiska Somalia oo gacanta ku dhigay gacan-ku dhiigle dil gaystay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Booliiska Somalia ayaa gacanta ku soo dhigay gacan ku dhiigle saacadohii ugu danbeeyay dil ka geystay Magaalada Muqdisho. Ciidanadaan oo ah kuwa saldhiga Booliiska Degmada Dharkeenley ayaa dabagal ay sameeyeen...

Maamulka Puntland “xagee joogtaa Dowlad xiri karta UNSOM, Xassan isagaaba maalin kasta looga yeeraa...

0
GAROWE (DAYNIILE.COM)-Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa si kulul uga hadlay go'aankii Dowlada Somalia ku dalbatay in la xiro Xafiiska UNSOM ee Soomaaliya. Maamulka Puntland wuxuu ku tilmaamay talaabadaasi mid lagu degdegay...

Gudoomiye Adan Madobe oo Dalka ku soo laabtay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)Gudoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa Saaka dalka dib ugu soo laabtay kadib safar shaqo oo dalka Turkiga ugu maqnaa. Guddoomiyaha ayaa intii uu joogay...

Wararkii ugu danbeeyay ee Xaalada Gaza

0
QAZA (DAYNIILE.COM)-Dagaalyahannada Xamaas ayaa gantaallo iyo hoobiyeyaal ku garaacay ciidamada Israa’iil iyo taangiyo xilli ay gudaha u galeen magaalada Rafah ee koonfurta Qaza iyadoo saddex askari ay ku dhaawacmeen qarax ka...

Ra’iisulwasaaraha oo kulan soo dhaweyn ah Caawa loogu sameeyay Xaafada Islii-Nairobi+Sawirro

0
NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Ra'iisulwasaaraha Soomaaliya iyo qaar ka mida Golihiisa Wasiirada ayaa caawa xaflad soo dhaweyn ah waxaa loogu sameeyay xaafada Islii-Nairobi ee Xarunta Kenya. Xaflada waxaa lagu qabtay BBS Mall oo ku yaal...

Xam,ze oo Nairobi kaga qeybgalay looga hadlaayay nabadeynta Koonfurt Sudan+SAWIRRO

0
Nairobi, 09, May 2024:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qeyb ka ah kulan looga hadlayey wada-hadallada Nabadda ee South Sudan oo ka socda Madaxtooyada Dalka Kenya,...

Isbitaalka Guled oo u dabaaldegay sanadguuradii 22aad, soona bandhigay waxqabadkiisa+SAWIRRO

0
Waxaa xalay lagu qabtay Magaalada Muqdisho Munaasabad balaaran oo lagu maamuusayey sanadguuradii 22aad ee ka soo wareegtay aasaaska Isbitaalka taqasusiga ah ee Guled, isla markaana lagu daah-furayey qeybta cusub ee daweynta...

Kooxo si sharci daro ah ku buufinayay bajaajyada oo la soo qabtay+SAWIRRO

0
Askarta Booliiska Dowlada Somalia ayaa maanta soo qabtayu kooxo si sharci daro ah ku buufinayay bajaajyo ka mida kuwa A iyo B-da ee Maamula Gobolka Banaadir uu buufiyo. Soo qabashada ayaa timid...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best dehumidifiers we’ve tested for banishing damp

0
The Ultimate Guide to Choosing the Best Dehumidifier for Your Home Excess moisture in your house can lead to numerous issues, from mildew increase and...