Advertisement

Shir Amniga looga hadlayay oo xalay ka dhacay Taliska Booliiska

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay shir loogu hadlaayay dar-dargelinta Amniga Caasimadda Muqdisho, kaasi oo ka qabsoomay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Shirkaan oo ay...

Xoolo Geel iyo Ari isugu jira oo loogu deeqay Ciidamada Dowlada iyo Jubaland +SAWIRRO

0
Odayaasha Dhaqanka deegaanadii dhawaan Alshabaab laga saaray ee gobolka Jubbada Hoose sida Buulo-Xaaji iyo deegaanada ku dhaw dhaw ayaa xoolo badan ugu deeqay ciidamada Dowlada iyo kuwa Daraawiishta Jubaland. Wasiirka Amniga Jubbaland...

Soomaaliya oo ka jawaabtay waxa uu yahay marin badeedka uu sheegay Hakan Fidan in...

0
                              =XIGASHO BBC SOMALI= Wufuud ka kala socota dowladdaha Soomaliya iyo Itoobiya ayaa maanta u ballansan in ay...

IMF oo deg-deg Malaayiin Doolar u siineysa Soomaliya iyo ujdeedka

0
Hay'ada lacagta Aduunka ee IMF ayaa amartay in Dowlada Soomaaliya la siiyo $10 Milyan oo deg-deg ah  si ay ugu taageeraan siyaasadda dhaqaale ee Soomaaliya. Talaabadaan ay qaaday IMF ayaa soo dedejisay...

Sarkaal Alshabaab ka tirsan oo lagu qabtay Galmudug

0
DHUUSA-MAREEB (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo deegaanada Maamulka Galmudug gaar ahaan Gobolka Gal-gaduud ayaa sheegaya in halkaasi lagu qabtay sarkaal ka tirsan kooxda Alshabaab. Ciidamada Booliiska Galmudug ee Magaalada Dhuusa-mareeb ayaa Sarkaalkaan oo magaciisa...

SAWIRRO: Cali Cabdi Shiine muxuu kala hadlay Madaxweynaha FIFA

0
PARIS (DAYNIILE.COM)-Magaalada Paris ee Xarunta Dalka Farance waxaa ku kulmay Madaxweynaha Xiriirka Ciyaaraha Soomaaliya Cali Cabdi Mohamed(Shiine) iyo Madaxweyne xiriirka Kubbadda cagta adduunka ee FIFA. Hogaamiye Cali Cabdi Shiine waxaa kulanka ku...

Al-shabaab magaciisa lagu sheegay iska jir oo isku soo dhiibay Dowlada Somalia

0
Wararka ku dhaw dhaw Dowlada Somalia ayaa sheegaya inuu Ciidamada Xoogga isku soo dhiibay Ninka tirsanaa Kooxda Alshabaab kaasoo magaciisa lagu sheegay Isxaaq Sheikh Cali Abdullahi laguna naaneyso ( iskajir ). Alshabaabkaan...

Shirka Golaha Wada-tashiga oo saaka ka furmaya Muqdisho

0
Muqdisho, 14 May 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir guddoomin doona Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo dhowaan ka furmi doona Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia. Wasiirka...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaacabay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta, Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka iyo Dhallinyarada...

Soomaaliya oo Geneva uga qeyb gashay shirka wasiirrada isgaarsiinta+SAWIRRO

0
 Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS 𝗫𝗶𝗹𝗱𝗵𝗶𝗯𝗮𝗮𝗻 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗔𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗠𝗮𝗰𝗮𝗹𝗶𝗻 𝗖𝗮𝗹𝗶 (𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶) ayaa ka qeybgalay Shirka Wasiirada Isgaarsiinta ee ka qeybgalaya Madasha 𝗪𝗦𝗜𝗦𝟮𝟬 oo sanadkaan lagu qabtay Magaalada Geneva ee wadanka Switzerland. 𝗦𝗵𝗶𝗿𝗸𝗮𝗮𝗻...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best Android phone 2024: Affordable, mid-range and high- …

0
In the ever-evolving international of generation, Android phones preserve to push obstacles with their cutting-edge functions, effective performance, and smooth designs. Whether you’re upgrading...