Advertisement

Fahad Yaasiin oo si la yaab leh uga hadlay go’aanka Dowlada ku xireyso...

0
G𝐨’𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐚𝐲 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐫 𝐬𝐮’𝐚𝐚𝐥𝐨𝐨𝐝 𝐛𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧: 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐞𝐞 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐞𝐞 𝐥𝐨𝐨 𝐚𝐛𝐮𝐮𝐫𝐚𝐚? Dalalka aan lahayn dowlad adag oo wada xukunta dalkeeda...

Ra’iisulwasaare Xamze oo Nairobi kula kulmay Madaxweynaha Kenya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo safar shaqo ku jooga dalka kenya, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxweynaha dalka Kenya Mudane William Ruto. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya...

Madaxweyne Xasan “waan soo laabnay bogii doorashada dad-ban”

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ka hadlay nuuca dooraho ay qaban doonaan marka uu dhamaado muda xileedkiisa. Madaxweynaha wuxuu tilmaamay inay ka go'an tahay doorashada soo socota inay...

QM oo ka jawaabtay go’aankii Dowlada Somalia ku xirtay UNSOM

0
Afhayeen Xafiiska UNSOM ayaa ka jawaabay go'aankii Dowlada Somalia ay ku dalbatay in lagu xiro Xafiiska taakulada Somalia ee Qaramada Midoobe (UNSOM). Af-hayeenka oo wareysi siiyay idaacada VOA-da laanteeda Afka Somaliga ayaa...

Xamze Cabdi-Barre muxuu kala hadlay Xildhibaana Kenya ee Soomaalida ah+SAWIRRO

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadaa Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo maalmahan safar shaqo ku jooga Caasimada dalka Kenya ee Nairobi, ayaa maanta kulan la qaatay xildhibaanadda Soomaaliyeed ee ku jiro...

Ra’iisulwasaare Xamze muxuu ku amaanay Soomaalida Nairobi +SAWIRRO

0
Nairobi, 10, May 2024:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa bogaadiyey horumarka baaxadda leh ee dhanka ganacsiga ah ee ay gaareen Soomaalida ku nool Kenya, gaar ahaan magaalada...

Milatariga Somalia oo fashiliyay shirqool halis ahaa

0
Wararka laga helaayo Gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Milatariga Somalia ay fashiliyeen shieqool halis ahaa oo ay maleegeen Xoogaga Alshbaab. Shirqoolkaani waxaa ka hor tagay Ururka 53-aad ee...

Maxay tahay sababta Ragga iyo dumarku isku fahmeyn

0
        =QORRE: YAXYE CAMIR= Nasashadda Jimcaha. Q-408 1. Gabar ayaa tiri: Ragga iyo Haweenku weligood is fahmi maayaan, Sababta oo ah. Abooto Xaawo waxaa laga Abuuray Feertii Nabi Aadam CS...

Booliiska Somalia oo gacanta ku dhigay gacan-ku dhiigle dil gaystay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Booliiska Somalia ayaa gacanta ku soo dhigay gacan ku dhiigle saacadohii ugu danbeeyay dil ka geystay Magaalada Muqdisho. Ciidanadaan oo ah kuwa saldhiga Booliiska Degmada Dharkeenley ayaa dabagal ay sameeyeen...

Maamulka Puntland “xagee joogtaa Dowlad xiri karta UNSOM, Xassan isagaaba maalin kasta looga yeeraa...

0
GAROWE (DAYNIILE.COM)-Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa si kulul uga hadlay go'aankii Dowlada Somalia ku dalbatay in la xiro Xafiiska UNSOM ee Soomaaliya. Maamulka Puntland wuxuu ku tilmaamay talaabadaasi mid lagu degdegay...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best budget phone 2024: The top cheap smartphones in

0
locating the quality finances telephone that perfectly balances performance, abilties, and affordability may be a frightening challenge. Whether you're a tech fanatic looking for...