Advertisement

Booliiska oo soo xirey nin ku eedeysan kicin iyo iska horkeen bulsho

0
Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa gacanta ku soo dhigay eedaysane Yuusuf Cabdi Xasn (Sandheere ) oo ku eedaysan kicin iyo iska horkeenid bulsho. Eedeysanha oo hada ku jira xabsiga ayaa la hor...

Gudoomiyaha Aqalka sare muxuu kala hadlay masuuliyiinta Imaaraadka Carabta+SAWIRRO

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Imaaraatka Carabta, ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Golaha...

Ra’iisulwasaare Xamze oo la kulmay Amiirka leh dhaxalka dalka Kuwait

0
New York, Isniin 24 Sebtembar 2024: -- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa xarunta Qaramada Midoobay ee New York kulan kula yeeshay Amiirka leh dhaxalka dalka...

Saciid Dani oo shaaciyay inuu diyaar u yahay wada-hadal ay la galaan Dowlada Faderaalka

0
GAROWE (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid C/laahi Deni ayaa caawa shaaciyay inay diyaar u yihiin wada-hadal ay la galaan Dowlada Faderaalka Soomaaliya oo la ogyahay inuu khilaaf kala dhaxeeyo islamarkaana uusan wax...

Kulan u ekaa isbahaysi ka dhan ah Itoobiya oo ay yeesheen Somalia,Masar iyo Eritrea

0
NEW YORK (DAYNIILE.COM)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalalka Soomaaliya,Masar iyo Eritrea ayaa kulan gaar ah waxay ku yeesheen Magaalada New York ee Dalka Mareykanka halkaasoo ay u wada tageen ka qeybgalka shirka Qaramada...

Degmada Afmadow oo goor dhaw lagu qabtay Alshabaab Bam ku tuuray Booliiska

0
Ciidanka Booliiska degmada Afmadow ee gobolka Jubada hoose ayaa goor dhow gacanta ku dhigay mid kamida dhagarqabayaal ka tirsan Khawaarijta oo Bam gacmeed ku tuuray bar kantarool oo ay Booliisku ku...

Wabiga Afgooye oo fatahaad sameeeyay iyo ciidamada Milatariga oo caawiyay shacabka+SAWIRRO

0
Geesiyaasheenu marna  kama daalaan Caaawinta Shacabkooda. Iskaashi dhex maray dadka deegaanka iyo Ciidanka Xoogga, gaar ahaan Ururka 143-aad ee guutada 14-ka October, Ciidanka dhulka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa loogu guuleystay in lagu...

Madaxweynaha dalka Faransiiska oo waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Somalia

0
Madaxweynaha dalka Faransiiska Emanuel Macron ayaa warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjiraha cusub ee dowladda federaalka Soomaaliya u fadhi doona Paris, Mudane Maxamed Cali Nuur oo dhowaan la magacaabay. Masuulkaani ayaa shaqadiisa...

Alshabaab miino aasaayay oo lagu qabtay Baraawe

0
Howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen Ciidanka Hay'adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka qeybta Koonfur Galbeed ee ku sugan Degmada Baraawe ayaa lagu soo qabtay dhagar qabe ka tirsan Khawaarijta oo aasayey Miino...

Tababar ku saabsanaa wacyigalinta leexsiga gargaarka oo lagu qabtay Kismaayo+SAWIRRO

0
Guddiga Arrimaha Gudaha Dib u heshiisiinta Arrimaha Federaalka iyo Xiriirka DXDF ayaa maanta soo gabagabeeyay aqoon iswaydaarsi ku saabsan wacyigelinta leexsiga gargaarka loo qoondeeyay Soomaaliya. Tababarkani waxaa soo qaban qabiyay guddiga arrimaha...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best power banks in 2024 as tested by our experts

0
In our fast-paced global, staying linked is important, and running out of battery may be a considerable inconvenience. That's where a reliable power bank...