Advertisement

Madaxweynaha oo maalinta dhalinyarada ubax dhigay Taalada SYL+SAWIRRO

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xuska maalinta Dhalinyaradda Soomaaliyeed ee 15-ka May awgeed waxa uu Ubax dhigay Taallada SYL oo lagu xasuusto dhalinyaradii gobanimo u dirirka ahayd...

Hay’ada SoDMA oo shixnad gar-gaar u dirtay deegaanka Mesegawaa+SAWIRRO

0
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa gaadiid sida shixnad gargaar ah waxa ay u dirtay magaalada Mesegawaa ee Gobolka Galgaduud. Gaadiidkaan ayaa sida gargaar ka kooban qeybaha kala duwan ee raashinka,...

Hooyo dishay laba carruurteeda ka mida

0
Sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen Ciidamada Booliiska Kenya Hoyo dalkaasi u dhalatay magaceedana lagu sheegay Lorna Cherono ayaa dishay laba ka mida caruur ay dhashay kadibna iyadana ay is dishay. Falkaan ayaa ka...

Wasiir Mukhtaar Rooboow muxuu kaga jawaabay inuu $10 Milyan lunsaday

0
Wasiirka Awqaafta iyo diinta Dowlada Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ayaa ka hadlay dhaliil loo soo jeediyay oo ah inuu $10 Milyan lunsaday isagoona si weyn u beeniyay. Wasiirka oo...

Dowlada oo soo bandhigtay qaar ka mida guulihii sanadkii hore ay gaartay

0
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa dhammaadkii sannadkii hore ku guuleysatey in dalka deynta laga cafiyo, cunaqabateynta hubkana laga qaado, kadib markii la dhameystiray hannaankii barnaamijyadaasi looga baahnaa. Waxaa dhanka kale haatan socda...

56 Jir ka mid noqday Ardey dhawaan ka qalin jabisay salka 12-aad ee Dugsiga...

0
BANDIIRAD-LEEY (DAYNIILE.COM)-Xuseen Xoosh Cali oo ah Aabe , ganacsade iyo odey dhaqameed reer Galmudug ah ayaa ka mid noqday Ardeydii dhawaan u soo dhamaaday Dugsiga sare ee Dowlada Somalia ay imtixaanka...

Madaxa Atmis oo Muqdisho kula kulmay sarkaal furimaha dagaalka qaabilsan+SAWIRRO

0
Madaxa ATMIS, Danjire Souef Mohamed El-Amine, ayaa shalay xarunta Hawlgalka ee Magaalada Muqdiso kula kulmay Kelvin Ong oo ah Agaasimaha Hawlgalada furimaha hore ee Waaxda Maamulka Istaraatiijiyadda, Siyaasadda iyo U Hogaansanaanta,...

Norway, Ireland iyo Spain oo Dowlad u aqoonsaday Falastiin

0
War ka soo baxay sedexda Dalalka Norway, Ireland iyo Spain ayay ku shaaciyeen inay Falastiin u aqoonsadeen Dowlad buuxda oo dunida ka tirsan wixii hada ka danbeeya. Saddexda waddan ee Yurub waxay...

Maxkamada oo u yeertay 14 ruux oo dacwo loo heysto

0
Qoraal ka soo baxay Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa loogu yeeray mudo bil gudaheed ah inay sharciga ku hor yimaadaan 14 ruux oo loo heysto dacwo madani ah. Dacwadaan oo salka ku heysa...

Thabit Cabdi “Qaadistii cunaqabateynta hubka ma ahayn in ay dhasho qulqul hub sharci darro...

0
Gudoomiyihii hore ee Gobolka ee Gobolka Banaadir Thabid Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay hubkii Dowladu waday ee dhawaan shacabka Cabud-waaq xoog kula wareegeen xili ay hal hal u bililiqeysteen. Masuulkaan ayaa qoraal...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best dehumidifiers we’ve tested for banishing damp

0
The Ultimate Guide to Choosing the Best Dehumidifier for Your Home Excess moisture in your house can lead to numerous issues, from mildew increase and...