Dagaal culus oo saaka Dowlada iyo Alshabaab ku dhex-maray halka laga difaaco Baydhabo
BAYDHABO (DAYNIILE.COM)- Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee Xarunta Maamulka Koonfur-Galbeed ayaa sheegaya in saaka aroortii Alshabaab weerar culus ku soo qaadeen Deegaanka Goof-Gaduud Buurey oo 30KM u jira Baydhaba.
Alshabaab ayaa...
Ra’iisulwasaare Xamze oo la kulmaya dhigiisa Dalka Ciraaq
Baqdaad, 5 Luulyo, 2024: - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa gaaray magaalada Baqdaad ee caasimadda Jamhuuriyadda Ciraaq.
Ra’iisul Wasaaraha oo booqasho...
Xubinimada Ukraine ee NATO oo laga hadlayo mar kale
Gaashaanbuurta NATO ayaa wada qorshe iyo ka hadalka sidii Dowlada Ukraine xubin rasmi ah ugu noqon lahay NATO xili dalkaasi intiisa badan ay dagaalo ku hayaan Ruushka oo diidan inay la...
Muxuu yahay hadalka uu Khayre ka sheegay Ilhaan Cumar ee ay hadal hayaan siyaasiyiinta...
   =XIGASHO BBC SOMALI=
Gudaha Mareykanka ayaa waxaa laga hadal hayaa khudbad uu jeediyay raysal wasaarihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, xilli uu ka qeybgalay munaasabadda 1-da...
Gabar bil la weysnaa oo meydkeeda laga helay miyiga Degmada Xarfo
XARFO (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo degmada Xarfo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in gabar yar oo 9 jir ahayd lana weysna mudo bil iyo ka sii badan ugu danbeyn meydkeeda laga helay...
Maxaa ka jira inuu soo dhamaaday waayihii Xasan iyo Xamze
Waxaa soo kordhaya wararka sheegaya in Madaxweynayaasha Maamulada Jubaland iyo Koonfur-Galbeed balantii uga baxeen Madaxweyne Xasan taasoo ahayd inay isla shaqeeyaan dhanka siyaasada.
Labada Maamul oo Xasan kula balamay inay kala shaqeeyaan...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Soomaaliya
Muqdisho, Khamiis, 4-ta July 2024
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo hambalyo ku aaddan xuska maalinta xornimada iyo midnimada dalka u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed.
2- Madaxweyne Xasan Sheekh...
Maxay isla soo qaadeen Madaxweynayaasha Somalia iyo Masar
Muqdisho, Luulyo 04, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka Taleefanka ay ku wada xiriireen dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi ayaa ka wada hadlay xaaladda gobolka...
Kenya oo ka hadashay Dagaal maanta ay ciidamadoodu la galeen Alshabaab
WAJEER (DAYNIILE.COM)-Sarkaal ka tirsan Ciidamada Kenya ayaa ka hadlay dagaal maanta ka dhacay ismaamulka Wajeer kaasoo u dhexeeyay Alshabaab iyo Milatariga Kenya.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii alshabaab ay wadada u galeen...
Maxaa looga hadlay shirka gudiga joogtada ee Baarlamaanka+SAWIRRO
Muqdisho ,Luulyo 04,2024: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo ku qabsoomay xarunta guddoonka Iyo guddiyada...