Advertisement

Taliyihii hore ee Booliiska oo loo magacaabay Wasiir ku xigeen

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa u maanta u magacaabay, Mudane Sulub Axmed Firin, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XJFS. Magacaabistaan ayaa imaaneysa xili Taliye Sulub laga qaaday  xilka...

Golaha Wasiirada oo meel mariyay Taliyaha cusub ee Booliiska Somalia+SAWIRRO

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kualankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee magacaabidda Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, kaas oo loo magacaabay Generaal Asad...

Wasiirka Gaashaandhiga “Waxaa naga go’an inaan ku qalabeyno ciidamadeena agabka ugu sareeya ee difaac”

0
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ku sugan dalka Azerbajan ayaa ka qayb galey sanad guurada 5-aad ee Bandhigga Difaaca “ADEX” ee dalkaas. “Waxaan fursad u heley inaan arko horumarka Tiknolojiyada...

Madaxweyne Xasan oo la tacsiyeeyay geerida  Sh. Maxamed Sh C/laahi Sh. Ibraahim Baardheere

0
Muqdisho, Soomaaliya, September 26, 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada, culimaa’udiinka, iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee...

Ra’iisulwasaare Xamze oo New York kula kulmay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka

0
New York, Arbaco 25 Sebtembar 2024: -- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa waxaa shalay galab uu magaalada New York kulan kula yeeshay, Molly Phee, Kaaliyaha...

Muxuu Meles Zenawi u aqoonsan diiday Somaliland?

0
Khamiis, 4-tii April 2002, waa muddo hadda laga joogo 22 sano, ayaan goor galab ah waxaan xafiiskiisa wareysi kula yeeshay Ra’iisal Wasaaarihii xilligaas ee Ethiopia, Meles Zenawi. Waxaan weydiiyay sababta ay Ethiopia...

Madaxweyne Xasan oo magacaabay la taliya-yaashiisa Arrimaha dimuqraadiyadda iyo faderaalka

0
Muqdisho, Sebteembar 25, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay Labo La-Taliye Sare oo kaalin weyn ka qaadan doona hirgelinta qorsheyaasha muhiimka ah ee dowladnimada, Dimuqraadiyadda, iyo...

Dowlada Itoobiya oo u ooyeysa inaan Ciidamadooda Soomaaliya laga saarin

0
Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Taye Atske-Selassie oo kulan la yeeshay kaaliyaha xoghayaha arrimaha Afrika u qaabilsan wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka Catherine Molly Phee ayaa muujiyay walaaca ay ka qabaan in...

Maxay tahay talaabooyinka ku takrifalka awoodeed ah ee C/raxmaan C/shukuur ku dhaliilay Madaxweynaha

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya inuu isagu ka dambeeyay laba talaabo oo Dowladu qaaday saacadihii ugu dambeeyay Labada Talaabo ayaa kala ah go'aanka hub ka dhigista iyo...

Madaxweynaha oo Taliyaha Booliiska u dalacsiiyay darajada Sarreeye Gaas +SAWIRRO

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay Munaasabad ku qabsoontay Xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa darajada Sarreeye Gaas u dallacsiiyay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneral...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best office chairs for back pain tried and tested in...

0
Selecting the right office chair is critical, particularly if you suffer from again ache or spend long hours seated at a desk. A supportive...