Wasiirka Ganacsiga oo ku dhawaaqay inay xeer ilaalinta u gudbiyeen Shirkado xawilaad oo diiday...
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya Jabriil Cabdirashiid ayaa si adag uga hadlay qaar ka mida shirkadaha Xawilaadaha oo ka hor yimid amarkii dhankooda ka soo baxay ee ahaa inaan magaca maamulka Somaliland...
Madaxweyne Xassan oo dhalinyaro Somaliyed kala shaeekeystay xaalada Dalka +SAWIRRO
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay qaar ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa la wadaagay xaaladda dalka, qorshaha difaaca midnimada iyo madax-bannaanida Jamhuuriyadda, guulaha...
Dowlada Itoobiya oo Dekada Jabuuti ku eedeysay adeeg xumo
ADIS-ABABA (DAYNIILE.COM)-Qaar ka mida warbaahinta madaxa bannaan ee Itoobiya ayaa shaaciyay in masuuliyiinta dalkaasi Itoobiya ay ka fiirsanayaan inay isticmaalaan oo shidaal kala soo degaan Dekada Ber-bera ee dhulka Soomaalida Waqooyi...
Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladaha Lubnaan iyo Falastiin
Ciidamada Israa’iil ayaa sheegay in ay duqaymo ka bilaabeen Beirut iyadoo ilo-wareedyadu ay sheegeen in bartilmaameedku ahaa taliye ka tirsan Xisbullah.
Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Israa'iil ayaa bayaan uu soo dhigay bogga X...
Dowlada Somalia oo shirka New York ka sheegtay in isbadalka cimilada darteed ay barakaceen...
NEW YORK KHAMIIS 26-09-2024; Shir heerkiisu sareeyo oo looga hadlayay qaxootiga u barakacay isbedelka cimilada ayaa maanta ka dhacay magaalada New York, iyadoo ay ka soo qayb-galeen madax iyo wakiilo caalami...
Duqa Muqdisho oo kulan isla xisaabtan ah la yeeshay Agaasimeyaasha iyo Howlwadeenada+SAWIRRO
Muqdisho, 26 September 2024: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan isla xisaabtan iyo Wacyigelin la qaatay Agaasimeyaasha iyo Howlwadeenada Waaxyaha Dakhliyadda kala duwan...
Waa kuma Jeneraal Asad Diyaano, ninkii labada jeer la tartamay Deni ee loo magacaabay...
=XIGASHO BBC SOMALI=
Golaha wasiirrada Soomaaliya oo maanta fadhi aan caadi ahayn ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee magacaabidda Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.
Shrika wasiirrada oo uu...
howlgal ka dhan Alshabaab oo laga sameeyay Gobolka Sh.hoose
Howlgal qorsheysan oo si wada jir ah ay u fuliyeen Ururka 175-aad ee guutada 17-aad Gorgor iyo Ururka 146-aad ee guutada 14-ka October oo kawada tirsan Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed...
Taliyihii hore ee Booliiska oo loo magacaabay Wasiir ku xigeen
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa u maanta u magacaabay, Mudane Sulub Axmed Firin, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XJFS.
Magacaabistaan ayaa imaaneysa xili Taliye Sulub laga qaaday xilka...
Golaha Wasiirada oo meel mariyay Taliyaha cusub ee Booliiska Somalia+SAWIRRO
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kualankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee magacaabidda Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, kaas oo loo magacaabay Generaal Asad...