Advertisement

Shacabka Baladweyne oo looga digay fatahaad uu sameeyo Wabiga

0
War ka soo baxay Hay’adda xogta Biyaha iyo Dhulka Soomaaliyeed ayaa looga digay shacabka Magaalada Baladweyne fatahaad uu sameeyo wabiga. Digniintaan ayaa sidoo kale ku socota deegaanada ku xeeran Baladweyne ee uiu...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Gaza

0
GAZA (DAYNIILE.COM)-Madaxa siyaasadda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub Josep Borrell ayaa sheegay in duulaanka militari ee ugu weyn ee Israa'iil ay ku hayso Daanta Galbeed ee la haysto ay tahay in...

Dowlada Liibiya oo sheegtay inay burburisay kooxihii magafayaasha ahaa

0
War ka soo baxay Dowladda Liibiya ayaa lagu shaaciyay inay Sabtidii shalay  burburisay kooxihii magafayaasha loo bixiyay ee dadka tahriibin jirey kuwaasoo ku xooganaa dhinaca Koonfur-galbeed ee dalkaas. iyada oo la xiray...

Xassan Sheekh muxuu kala hadlay Madaxweyne Kuxigeenka Midoowga Yurub

0
Sida goor dhaw lagu shaaciyay warbaahinta Qaranka Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefoonka kula hadlay Madaxweyne Kuxigeenka Midoowga Yurub ahna Madaxa Arrimaha Siyaasadda iyo Amniga Mudane Josep Borrell...

C/raxmaan C/shukuur  “danayn la’aanta xiligaan ee Dowlada Shiinaha dhanka Somalia  ma xaggeenaa mise waa...

0
Xildhibaan C/raxmaan C/shukur Warsame ayaa qoraal bartiisa Facebook soo dhigay wuxuu kaga hadlay farqiga u dhexeeya xiligii Dowladii kacaanka ee Soomaaliya iyo xiligaan sida ay Dowlada Shiinuuhu ula tacaamusho Somalia dhanka...

Aqoon-yahan dhaliilay habka loo soo agaasimay shirkii maqaamka Muqdisho looga hadlayay

0
Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu qabtay shir looga hadlaayay maqaamka caasimada Soomaaliya ee Muqdisho kaasoo ay ka qeybgaleen siyaasiyiin  Dowlada ka tirsan. Shirkaani waxaa loogu magac daray la tashiga qeybaha bulshada ee...

Afar qofood oo ku geeriyoodeen Magaalada Nairobi+Sababta

0
Sida ay sheegtay Idaacada Star FM Afar ruux oo shacab ah ayaa ku dhintay Degmada xaafadda Shauri Moyo ee deegaanka Kamukunji ee ismaamulka Nairobi. Sababta keentay dhimashada dadkaani ayaa lagu sheegay kadib...

Muqdisho oo si weyn looga xusay dhalashada Nabigeena Muxumed NNKH+SAWIRRO

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Magaalada Muqdisho waxaa shalay lagu qabtay munaasabad weyn oo lagu xusayay ama lagu weyneynaayay dhalashada Nabigeena Muxamed Sallalaahu Caleyhi wasalam. Isu soo bax balaaran ayay sameeyeen dariiqada suufiyada ,waxaana ka soo...

Madaxweynaha Mareykanka oo warqaaha aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Somalia ee dalkaasi

0
Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona magaalada Washington ee Caasimada Dalka Mareykanka Dahir Hassan Carab ayaa gaaray dalkaasi kadib markii dhawaan uu madaxweynaha Soomaaliya u magacaabay xilkaasi. Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best power banks in 2024 as tested by our experts

0
In our fast-paced global, staying linked is important, and running out of battery may be a considerable inconvenience. That's where a reliable power bank...