Milatariga iyo NISA oo ka hortagay weerar Alshabaab la rabeen deegaanka Lambar-konton
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 146-aad ee guutada 14-ka October iyo Ciidanka NISA ee deegaanka Lambar-konton ayaa si wadajir ah uga hortagey weerar ay Khawaarijtu qorsheynayeen inay ku soo...
Taariikh Nololeedka Taliyaha Cusub ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.
Gen Asad Cismaan Cabdullaahi waxa uu ku dhashay magaalada Galaadi ee Gobolka Doollo ee Dowlad Degaanka Soomaali Galbeed 25kii Janaayo Sanadkii 1983-kii.
Waxa uu ku soo barbaaray magaalada Muqdisho, oo uu waxbarashadiisa...
Dowlada Somalia oo ka qeyb-gashay Shirweynaha Kulanka Guud ee Qaramada Midoobay+SAWIRRO
Wafdi ka socday Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa ka qeyb galay Shirweynaha Kulanka Guud ee Qaramada Midoobay ee sanadkaan looga hadlayay khatarta caafimaad ee adkeysiga daawooyinka jeermis dilaha ah.
Kulanka oo uu furay...
Waa tuma gabadha Soomaali Mareykanka ah ee markii ugu horreysay ka mid noqotay booliska...
=XIGASHO BBC SOMALI=
Ikraan Maxamed ayaa noqotay haweenaydii ugu horreysay ee Soomaali Mareykan ah, oo iyadoo xijaaban booliska magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota. ka mid noqota. Ikraan...
Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha Mareykanka
New York, Jimco 27 Sebtember, 2024: Ra’iisul Wsaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha dalka Mareykanka Mudane Joe Biden, intii lagu guda...
Shir Muqdisho ku dhexmaray Hay’ada SoDMA iyo QM oo looga hadlay xaaladaha bani’aadannimo+SAWIRRO
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka (SoDMA) Maxamuud Macallin Cabdulle iyo ku xigeenka Ergayga gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ahna isku-duwaha gargaarka bani’aadannimo ee dalka George Conway ayaa wadajir u...
Dowlada oo mudada u kordhisay qabashada araajida tartanka Shirkadaha diyaaradaha ee daabulka Xujayda
Guddiga Tartansiinta daneeyayaasha adeegyada Xajka ee Wasaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa kordhiyey mudada qabashada araajida tartanka Shirkadaha diyaaradaha ee daabulka Xujayda Soomaaliyeed 1446/2025.
Wasiirka Deegaanka oo ka qeybgashay shir looga hadlayay Miisaaniyadda Cimilada Dunida
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada, Amb. Khadija Mohamed Al-makhzoumi, ayaa ka qeybgashay Shirka Wasiirrada ee looga hadlayay Yoolka Cusub ee Miisaaniyadda Cimilada (NCQG).
Shirka oo ka dhacay magaalada New York ayaa...
Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Lubnan
Israa’iil ayaa ku gacan sayrtay baaqyada caalamiga ah ee xabbad-joojinta ee Hezbollah, waxayna sii waddaa ololaha duqeynta ee ay ku dhinteen in ka badan 700 oo qof oo ka dhacay Lubnaan...
Wasiirka Ganacsiga oo ku dhawaaqay inay xeer ilaalinta u gudbiyeen Shirkado xawilaad oo diiday...
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya Jabriil Cabdirashiid ayaa si adag uga hadlay qaar ka mida shirkadaha Xawilaadaha oo ka hor yimid amarkii dhankooda ka soo baxay ee ahaa inaan magaca maamulka Somaliland...