Advertisement

Maamulka Puntland oo mamnuucay bacaha si deegaanka loo bad-baadiyo

0
GAROWE (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid C/laahi Dani oo ka hadlaayay munaasabad lagu xusayay maalinta degaanka ayaa si adag uga hadlay, isagoona xusay inay la dagaalami doonaan wax kasta oo deegaanka dhibaato...

Dowlada oo war kale ka soo saartay Dagaalkii Ceeldheer

0
WAR SAXAAFADEED FAAHFAAHIN HAWLGALKA DEGMADA CEELDHEER EE LAGU JABIYAY KHAWAARIJTA Muqdisho, 08, June 2024: Ciidamada Xoogga Dalka iyo geesiyaasha deegaanka oo xog dhameystiran ka hayay isku day cadowga khawaarijta ah ay ku soo...

Wasiir Rooboow muxuu kala hadlay Wasiirka Wasiirka Xajka iyo Cumrada Sacuudiga

0
Wasiirka Owqaafta iyo arrimaha diinta XFS Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ayaa kulan miro dhal ah la qaatay Wasiirka Xajka iyo Cumrada Dowladda Sacuudiga mudane Towfiiq Binu Fowsaan. Kulanka ayaa looga hadlay...

Qorshaha dib u howlgelint Somali Airlines oo meel fiican mareysa

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Axmed Macalin Xasan oo ah Maareeyaha guud ee hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa sheegay inuu soo dhamaaday Wajigii koowaad ee qorshaha dib u howlgalinta Diyaaradii Soomaali Airlines. Masuulkaan wuxuu warbaahinta u...

Wararkii ugu danbeeyay xaalada Gaza

0
QAZA (DAYNIILE.COM)-Shan carruur ah oo kale ayaa ka mid ah tobannaan Falastiiniyiin ah oo lagu dilay weerarrada Israa’iil ay ku qaadday bartamaha iyo koonfurta Qaza 24-kii saac ee la soo dhaafay. Maamulka...

Xildhibaan Xasan Cabdi-Nuur iyo Xil.Kooshin oo dib u helay xoriyadooda

0
NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Ciidamo ka tirsan Sirdoonka Kenya ayaa Caawa waqti kooban xoriyada ka qaaday Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kuwaasoo ku sugnaa gudaha Magaalafa Nairoobi. Labada Xildhiban ee u gacan galay sirdoonka Kenya...

Dagaal ka dhacay inta u dhexeysa Masagawaay iyo Galcad

0
Dagaal ay qaadeen Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo macawsleyda ayaa maanta ka dhacay Gobolka Shabeelaha dhexe gaar ahaan inta u dhexeysa Magaalooyinka Galcad iyo Masagawaay. Meelaha Ciidamadu weerarka ku qaadeen ayaa la soo...

Cabdalla Cabdalla Maxamed oo maanta la wareegay xilka Taliye xigeenka Booliiska+SAWIRRO

0
Taliyaha ciidanka booliska Soomaliyeed S/Guuto, Sulub Axmed Firin ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Taliye ku xigeenkii hore ee ciidanka booliska Soomaaliyeed S/Guuto, Zakiya Xuseen Axmed iyo Taliyaha Howlaha gaarka ah...

Dowlada Itoobiya oo sheegtay inay Beesha Caalamka kaga amar qaadanayaan joogista ciidanmadooda Somalia

0
=XIGASHO BBC SOMALI= Dawaldda Itoobiya ayaa ka jawaabtay eedayn ay dhawaan Soomaaliya u gudbisay Qaramada Midoobay oo ku saabsan in ciidamo Itoobiyaan ah ay ‘si sharci darro ah ugu tallaabeen dhinaca Soomaaliya.’ Waxay...

Nin odey ahaa oo isku dal -dalay xerada Qaxootiga IFO

0
Alle ha naxaristee waxaa xalay isku cijiyay xerada ifo Marxuun Cadow Abdi Xoog oo saka subaxdii hore la arkay meedkiisa oo ka laad-laada geed ku yala duledka Gurigiisa. Meedka qofka is dilay...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best video doorbells from our tests in 2024

0
Video doorbells have revolutionized domestic protection by means of providing convenience and peace of mind. With a video doorbell, you could see and speak...