Advertisement

Tirada dadka ku dhintay qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa soo baxaya faah-faahino laga helaayo khasaaraha nafeed ee ka dhashay qaraxii maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho kaasoo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa lagu xirey. Wararkii ugu dambeeyay ee laga helay...

DEG DEG: Ururka Xisbullah oo xaqiijiyay in la dilay Hogaamiyahoodii Hassan Nasrallah

0
BEIRUT (DAYNIILE.COM)-Ururka Xisbullah ee ka jira Dalka Lubnaan ayaa goor dhaw xaqiijiyay in la dilay Hogaamiyahoodii Hassan Nasrallah kadib duqeymo weerar duqeymo ah oo kaga yimid ciidamada Cirka Israa'iil. Weerarka lagu dilay...

Xildhibaanada oo goor dhaw ansixiyay hindise sharciyeedka Kaalmo Sharciyeedka Federaalka+SAWIRRO

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay mid ka mida kulamadoodii caadiga ahaa kaasoo looga doodaayay Hindise sharciyeedka Kaalmo Sharciyeedka Federaalka,wuxuuna ku furmay kooramka 140 xildhibaan. Sidoo kale shirka...

DEG DEG: Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Muqdisho

0
MUQDSHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa goor dhaw oo duhurkii ah Muqdisho ka dhacay Qarax weyn kaasoo loo adeegsaday gaari walxaha qarxaha laga soo buuxiyay. Gaariga ayaa ku qarxay dhabarka danbe ee Guriga hooyooyinka oo ku...

Sulub Axmed Firin oo isugu yeeray saraakiisha hogaamisa Booliiska

0
Taliyaha xilka kasii degaya ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Gaas Sulub Axmed Firin ayaa shir iskugu Yeeray Saraakiisha Hogaanada iyo fadhiyada Madaxa Banaan ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed. Ujeedka Shirka ayaa ahaa Qaban Qaabada...

Maxay ka wada-hadleen Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobe 

0
Ra’iisul Wsaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre, ayaa madasha kalfadhiga Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kula kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres. Ra’iisul Wasaaraha iyo...

Milatariga iyo NISA oo ka hortagay weerar Alshabaab la rabeen deegaanka Lambar-konton

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 146-aad ee guutada 14-ka October iyo Ciidanka NISA ee deegaanka Lambar-konton ayaa si wadajir ah uga hortagey weerar ay Khawaarijtu qorsheynayeen inay ku soo...

Taariikh Nololeedka Taliyaha Cusub ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.

0
Gen Asad Cismaan Cabdullaahi waxa uu ku dhashay magaalada Galaadi ee Gobolka Doollo ee Dowlad Degaanka Soomaali Galbeed 25kii Janaayo Sanadkii 1983-kii. Waxa uu ku soo barbaaray magaalada Muqdisho, oo uu waxbarashadiisa...

Dowlada Somalia oo ka qeyb-gashay Shirweynaha Kulanka Guud ee Qaramada Midoobay+SAWIRRO

0
Wafdi ka socday Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa ka qeyb galay Shirweynaha Kulanka Guud ee Qaramada Midoobay ee sanadkaan looga hadlayay khatarta caafimaad ee adkeysiga daawooyinka jeermis dilaha ah. Kulanka oo uu furay...

Waa tuma gabadha Soomaali Mareykanka ah ee markii ugu horreysay ka mid noqotay booliska...

0
          =XIGASHO BBC SOMALI= Ikraan Maxamed ayaa noqotay haweenaydii ugu horreysay ee Soomaali Mareykan ah, oo iyadoo xijaaban booliska magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota. ka mid noqota. Ikraan...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best laptop for students UK 2024: Our favourites, all tried …

0
Choosing the right laptop is crucial for students as it directly impacts their academic performance and productivity. Whether you're attending school, college, or university,...