Advertisement

Baarlamaanka oo mar kale maanta ka dooday arinta canshuuraha+SAWIRRO

0
Muqdisho Agoosto,24,2024: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa shir...

Shir looga hadlayo cunto yarida Puntland oo lagu qabtay Garowe+SAWIRRO

0
Garoowe: 27 August, 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyas Osman Lugator, ayaa maanta daah-furay shirka wadatashiga kor-uqaadida sugnaanta cuntada iyo nafaqada Puntland. Shirka waxaa looga hadlay sidii loo...

Kulan Muqdisho ku dhex-maray Qaramada Midoobe iyo Hay’ada SoDMA+SAWIRRO

0
Xarunta dhexe ee Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa marti-galisay kulan si bille ah loogu gorfeeyo xaaladaha bani’aadannimo ee dalkeenna, kaasoo dhex maray Hay’adda SoDMA, Xafiiska Qaramada Midoobay ee isku...

Maamulka Puntland oo qabtay Burcad-Badeed hubeysan+SAWIRRO

0
02-September-2024 Ciidanka Booliiska Puntland ee qaybta Gobolka Raasa’casayr ayaa gacanta ku dhigay rag Burcad badeed ah,hub iyo gaadiid badeed oo ay wateen. Howlgalka oo socday 24tii saac ee lasoodhaafay oo uu hogaaminayay Taliyaha...

Madaxweyne Xasan oo Gudoomiyay shir ka dhacay Dalka Shiinaha+SAWIRRO

0
Beijing, 05, September, 2024, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey shir doceed muhiim ah oo ku saabsan iskaashiga Dhaqaalaha Buluugga ee Soomaaliya iyo Shiinaha intii lagu guda...

Maxkamada Ciidamada oo dil toogasho ku xukuntay askari hore dil u gaystay

0
Maxkamadda sare ee Ciidmada Qalabka Sida, ayaa maanta go’aan ka soo saartay kiiska Dable Nisa Mahad Cali Cabdi “ Madaxeey” iyo Dable Bol. Cadnaan Muuse Maxamed oo ka wada howlgalayay bar...

Milatariga Soomaaliya oo loo diyaariyay inay dalkooda ka difacaan hadii Itoobiyaanku ku soo duulo

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Tan iyo markii sanadkaan bilowgiisa uu cirka isku shareeray xiisada u dhexeysa labada dal ee Somalia iyo Itoobiya ayaa waxaa sii kordhaya cabsida laga qabo in labada dal uu dhexmaro...

Wasaarada maaliyada oo maanta bilowday jaangooynta Miisaaniyadda Dowladda ee 2025-ka+SAWIRRO

0
Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u biloowday jaangooynta Miisaaniyadda Dowladda ee 2025-ka, iyada oo maanta lagu bilaabay ka wadahadalka qoondada ay yeelan doonaan labada Wasaaradood ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo maanta furay shirka erey bixinta Af-Soomaaliga+SAWIRRO

0
Muqdisho, Talaado 17 Agoosto 2024: –Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta furay shirka erey bixinta Af-Soomaaliga ee Tiknoolajiyadda. Shirka oo looga hadlayo sidii uu afka...

Wararkii ugu danbeeyay ee Xaalada Gaza

0
QAZA (DAYNIILE.COM)-Dagaalyahannada Xamaas ayaa gantaallo iyo hoobiyeyaal ku garaacay ciidamada Israa’iil iyo taangiyo xilli ay gudaha u galeen magaalada Rafah ee koonfurta Qaza iyadoo saddex askari ay ku dhaawacmeen qarax ka...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best vacuum cleaner 2024: The finest corded, cordless …

0
In current-day speedy-paced international, keeping a easy domestic can be a frightening challenge. A reliable vacuum purifier is critical to ease this burden, making...