Prof.Yaxye Caamir oo ka shifay sababta Xildhibaanada qaar mooshinka uga keeneen Wasiir Fiqi
WAXAA QOREY PROF. YAXYE CAAMIR
Inteey ka laagaxan tahay? No. 1
Wax is weeydiinu ma xumee, i fahamsiiya?
Wasiir Axmed Macallim Fiqi, waxaa iigu dambeysay Dalka Jabuti intii uuna Wasiirka noqon. Markii uu wasiirka...
Lafta-gareen oo Baydhaba ka daah-furey Jaamacada Koonfur-Galbeed oo lacag la’aan ah+SAWIRO
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Daahfurey Jaamacada Dowladda Koonfur Galbeed oo si Bilaash ah ay wax ku Baranayaan Bahda Jacayl Waxbarashada ee ku nool Guud ahaan...
Xildhibaano gudbiyay mooshin ka dhan ah Wasiirka arimaha dibada
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la ssheegay inay Gudoomiyaha u gudbiyeen mooshin ka ah Wasiirka arimaha dibada Somalia Axmed Macalin Fiqi kaasoo hada ku maqan shirka Qaramada Midoobe ee...
Tirada dadka ku dhintay qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa soo baxaya faah-faahino laga helaayo khasaaraha nafeed ee ka dhashay qaraxii maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho kaasoo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa lagu xirey.
Wararkii ugu dambeeyay ee laga helay...
DEG DEG: Ururka Xisbullah oo xaqiijiyay in la dilay Hogaamiyahoodii Hassan Nasrallah
BEIRUT (DAYNIILE.COM)-Ururka Xisbullah ee ka jira Dalka Lubnaan ayaa goor dhaw xaqiijiyay in la dilay Hogaamiyahoodii Hassan Nasrallah kadib duqeymo weerar duqeymo ah oo kaga yimid ciidamada Cirka Israa'iil.
Weerarka lagu dilay...
Xildhibaanada oo goor dhaw ansixiyay hindise sharciyeedka Kaalmo Sharciyeedka Federaalka+SAWIRRO
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay mid ka mida kulamadoodii caadiga ahaa kaasoo looga doodaayay Hindise sharciyeedka Kaalmo Sharciyeedka Federaalka,wuxuuna ku furmay kooramka 140 xildhibaan.
Sidoo kale shirka...
DEG DEG: Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Muqdisho
MUQDSHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa goor dhaw oo duhurkii ah Muqdisho ka dhacay Qarax weyn kaasoo loo adeegsaday gaari walxaha qarxaha laga soo buuxiyay.
Gaariga ayaa ku qarxay dhabarka danbe ee Guriga hooyooyinka oo ku...
Sulub Axmed Firin oo isugu yeeray saraakiisha hogaamisa Booliiska
Taliyaha xilka kasii degaya ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Gaas Sulub Axmed Firin ayaa shir iskugu Yeeray Saraakiisha Hogaanada iyo fadhiyada Madaxa Banaan ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.
Ujeedka Shirka ayaa ahaa Qaban Qaabada...
Maxay ka wada-hadleen Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobe
Ra’iisul Wsaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre, ayaa madasha kalfadhiga Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kula kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres.
Ra’iisul Wasaaraha iyo...
Milatariga iyo NISA oo ka hortagay weerar Alshabaab la rabeen deegaanka Lambar-konton
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 146-aad ee guutada 14-ka October iyo Ciidanka NISA ee deegaanka Lambar-konton ayaa si wadajir ah uga hortagey weerar ay Khawaarijtu qorsheynayeen inay ku soo...