Advertisement

Maxay yihiin afkaarta shirqoolka ah ee la xiriira calanka Soomaaliya iyo ninka lagu wado...

0
=XIGASHO BBC SOMALI= Fekrad shirqool ah oo isla xiriirineysa ninka laga yaabo inuu noqdo madaxweyne ku xigeenka Mareykanka, iyo calamada Soomaaliya iyo Minnesota ayaa aad la iskula wadaagay baraha bulshada Mareykanka. Waxay fekraddan...

Dagaal duleedka Xudur ku dhex-maray Dowlada iyo Alshabaab

0
XUDUR (DAYNILLE)-Gobolka Bakool wararka laga helaayo ayaa sheegaya in dagaal uu ka dhacay deegaano hoos taga Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolkaasi. Dagaalka ayaa u dhexeeyay Ciidamada Xooga Somalia iyo Kooxda Alshabaab kaasoo...

Masuul ka socda Golaha Shacabka Somalia oo ka qeybgalay shirka baarlamaanka  Pan-Afrika

0
Johannesburg-South Africa, September, 17, 2024: Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle Jaabiri oo ka mid ah Golaha fulinta ee xoghayaaasha Baarlamaanka Pan-Afrika iyo xoghayaha...

SAWIRRO: Yuhuuda oo Xasuuq ka geysatay gudaha Dalka Lubnaan iyo Ururka  Xisbullah oo hanjabay.

0
Warar ay Saxaafada Dunidu wada faafiyeen ayaa sheegaya in Qaraxyo la soo qorsheeyay ay mar kaliya ka dhaceen dalka Lubnaan gaar ahaa baraha Isgaarsiinta kuwaasoo ay Yuhuudu ka danbeeyaan. Guud ahaan qalabka...

Muxuu ku saabsan yahay shirka Dowlada Somalia ay ka daah-furtay Nairobi+SAWIRRO

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ka daahfuray shir looga hadlaayay dhammeystirka iyo fulinta geedi socodka hindisaha sidii bulshada looga haqabtiri lahaa digniinaha halis-wadareedka...

Madaxweyne Xasan oo goor dhaw si rasmi ah u furey Kalfadhiga 5-aad ee Baarlamaanka...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa goo dhaw oo barqadaan ah si rasmi ah ka furmay Magaalada Muqdisho kalfadhiga 5-aa ee Baarlamaanka Soomaaliya waxaana ka soo qeybgalay gudoonka iyo xildhibaanada Soomaaliyeed. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ...

Farmaajo oo war ka soo saaray shirkii Golaha wada-tashiga Qaran

0
Madaxweynihii hore Xikdhibasn Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhaw oo saaka ah bartiisa Facebook soo dhigay warsaxaafadeed uu kaga hadlaayo shirkii Golaha wada-tashiga qaran iyo ho'aamadii ka soo baxay. Warsaxaafadeedka ayaa sidan...

Canshuurta iibka ee lagu soo rogay Soomaaliya ma ka culays yar tahay tan dalalka...

0
  =XIGASHO BBC SOMALI= Canshuur 5% ah oo lagu magacaabo VAT (Canshuurta Iibka) ayaa laga hirgeliyay suuqyada magaalada Muqdisho, iyadoo dowladda Soomaaliya ay sheegtay in qiimaha canshuurtan ay tahay tan ugu...

Milatariga Somalia oo ATMIS kala wareegay Saldhigii Maxaas +SAWIRRO

0
MAXAAS (DAYNIILE.COM)-Sida goor dhaw lagu cadeeyay qoraal uu Howlgalka ATMIS soo dhigay bartiisa Facebook Ciidamada Xooga Dalka Somalia ayaa si rasmi ah ATMIS kala wareegay saldhigii ay kaga sugnaayeen Magaalada Maxaas...

Dagaal Saacado socday oo Xudur ku dhex-maray Alshabaab iyo Itoobiya

0
XUDUR (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Magaalada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool ayaa sheegaya in halkasi uu ka dhacay Dagaal aad u culus kaasoo u dhexeeyay Alshabaab iyo Ciidamada Itoobiyaanka. Iska hor imaadka ayaa...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best office chairs for back pain tried and tested in...

0
Selecting the right office chair is critical, particularly if you suffer from again ache or spend long hours seated at a desk. A supportive...