Advertisement

Maxay tahay warbixinta Dowlada Somalia ka jeedisay shirka ka socda Dalka Thailand.

0
BANGKOK (DAYNIILE.COM)-Wafdi ka socda Dowlada Somalia ayaa ka qeybgalay shir gobolleedka IOTC ee ka socda magaalada Bangkok, ee dalka Thailand. Shirkaan waxaa Dowlada Somalia ku matalaya Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo...

Xildhibaan Soomaaliyeed oo deegaanka Lambar-50 kula hadlay Ciidamo+SAWIRRO

0
Xildhibaan Xuseen Cali Xaaji oo ka tirsan golaha shacabka iyo guddoomiyaha gobolka Shabeellada Hoose Maxamed Barre ayaa maanta gaaray deegaanka Lambar-konton ee gobolka Sh/Hoose, iyagoo halkaas kula kulmay ciidamada qaranka iyo...

Axmed Madoobe oo ka hadlay geerida ku timid Gen. Muxyadiin Sheekh C/xakiim Sayid Maxamed...

0
Madaxweynaha Maamulka Jubland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ka hadlay geerida ku timid Allaha u naxariistee  Gen: Muxyadiin Sheekh Cabdixakiim Sayid Maxamed Cabdulle Xasan. Axmed Madoobe ayaa war qoraala uu soo saaray wuxuu...

Dalal Badan oo reer Yurub ah oo u tashtay tahriibayaasha.

0
Dalal badan oo reer Yurub ah ayaa ka shiray inay go'aan  mideysan ka qaataan sidii ay wada-jir uga hortagi lahaayeen tahriibayaasha ka kala yimaada Afrika iyo Aasiya. Kulankaan waxaa yeeshay 15 dowaldood...

Ganacsato iyo shacab ka badan 50 ruux oo lagu xiray Saldhiga Degmada Hodan +SAWIRRO

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Gudoomiyaha Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho ayaa qaaday talaajooyin uu ku hagaajinayo bilicda laamiga iyo goobaha ganacsiga ee Degmadaasi. Howlgal uu hogaaminayo Gudoomiyaha ayaa lagu soo xir-xirey goobo ganacsi iyo shaqsiyaadkii...

Muxuu yahay shirka kale ee Baydhabo uga furmay Dowlada iyo Maamul Goboleedyada

0
BAYDHABA (DAYNIILE.COM)-Magaalada Baydhaba oo ah Xarunta Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur-Galbeed ayaa waxaa ka furmay maanta shir u dhexeeya Dowlada Soomaaliyeed iyo Maamul Goboleedyada Dalka. Shirkaan ayaa ah mid  looga hadlayo kobcinta...

Xiisad cusub oo ka dhex qaraxday Dowlada Somalia iyo Maamulka Puntland

0
War ka soo baxay dhanka Maamulka Puntland ayaa lagu eedeeyay Dowlada Somalia gaar ahaan wasaarada Awqaafta iyo arimaha diinta ineysan si cadaalada u qeybin tirada xujeyda sanadkaan soo gudaneysan acmasha Xajka...

Ra’iisulwasaare Xamze oo madax kala duwan kula kulmay Dalka Baxreyn

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo dalka Baxrayn kaga qeyb galaya Meertada 33-aad ee Golaha Jaamacadda Carabta, ayaa kulan doceed la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane...

Dowlada Shiinaha oo lagala hadlay joogteynta taageerada Somalia+SAWIRRO

0
Agasimaha Guud Ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Somaliya Mudane Bashiir Macallim Cali ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay sii-hayaha Safaaradda Shiinaha Ee Soomaaliya Mudane Chen Wendi. Labada dhinac...

Odey loo heysto la shaqeynta Alshabaab oo la xukumay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)- Maxkamada Gobolka Banaadir waxaa maanta la soo taagay eedeysane lagu magacaabo Cali Xuseen Isaaq kaasoo loo heysto la shaqeynta kooxda alshabaab. Dacwad oogayaasha ayaa ku eedeeyeen Cali Xuseen Isaaq in...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best strimmers and grass trimmers I’ve tested in 2024

0
Maintaining a nicely-manicured garden requires the right gear, and a first-rate grass trimmer is crucial for reaching easy edges and unique cuts. Whether you're...