C/raxmaan C/shukuur “Beesha Xawaadle ayaa sameysay oo Alshabaab waa la iska celin karaa...
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Siyaasiga C/raxmaan C/shukuur Warsame ayaa ka hadlay hadii ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ka baxaan Soomaaliya waxa la qiyaasayo ee dhici kara.
Xildhibaanka wuxuu ka jawaabay su'aalo ay dhalin yaro weydiinayeen...
Wararkii ugu dambeeyay Xaalada Gaza
Ugu yaraan afar qof oo kale ayaa lagu dilay xerada qaxootiga ee Nuseirat ee bartamaha Qaza.
Ra'iisul wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu ayaa ku adkeysanaya inuu taageerayo qaabka xabbad joojinta ee Gaza, laakiin...
Diyaarada EGYPT AIR oo maanta ka shaqa bilowday Muqdisho+SAWIRRO
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashisha Caalamiga ah ee XFS Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Masar Badar Cabdulcaadi oo maanta soo...
Saraakiil ka socotay 36 Dal oo Qahira ku qaatay Koorsada la dagaalanka argagaxisada
Magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa lagu soo gabagabeeyay koorso lagu baranayay la dagaalanka Khawaarijta oo loo qabtay Saraakiil ka socotay Booliiska 36 dal oo Afrika ah oo Soomaaliya ay ku...
Madaxweyne Xasan “ma jirto hal degmo oo argagaxisada laga saaray oo ay ku soo...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay wararka sheegaya in Ciidamada Dowlada iyo kuwa deegaanku ka baxeen qaar ka mid ah Degmooyinkii hore looga saaray Alshabaab
"Hal degmo oo laga xoreeyey...
Heshiis horu-dhac ah oo laga gaaray Dagaal Beeleedkii ka dhacay Deg.Luuq
LUUQ (DAYNIILE.COM)-Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Maamulka Jubbaland iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaaliya ayaa shirar nabadeyn ah ka wada Magaalada Luuq ee Gobolka Geddo oo dhawaan ay laba beelood isku...
Xildhibaan fashiliyay lacag bil kasta laga dhimo mushaarka Xildhibaanada
Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimuu oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ee mucaaradka ku ah Dowlada uu hogaamiyo madaxweynaha Soomaaliya.
Xildhibaan Macalimuu oo qoraal al soo bandhigay bartiisa Facebook ayaa sida uga u...
Shirka Wasiirada iyo waxa ka soo baxay
Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo uu Guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Sharciga Canshuuraha Dakhliga iyo Xeer-Nidaamiyaha Maaraynta Maaliyadda Guud,...
Wararkii ugu dambeeyay xaalada Gaza
GAZA (DAYNIILE.COM)-Dhowr qof oo rayid ah oo ka cararay Magaalada Gaza ayaa sheegay in dad la toogtay xilli ay ka baxayeen magaalada, sida uu sheegay wariye ka tirsan Qaza.
Maydadka ayaa buuxinaya...
Warbaahinada Qaranka Somalia iyo Jabuuti oo heshiis kala saxiixday
Djibouti, 11 July 2024: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa'uud Aweys Jaamac iyo Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Boostada ee Jamhuuriyadda Jabuuti. Mudane Ridwaan Cabdullaahi Bahdoon ayaa...