Advertisement

C/raxmaan C/shukuur oo si kulul uga hadlay hadalkii Madaxweyne Xasan

0
Xildhibaan C/raxmaan C/shukuur Warsame ayaa si kulul uga hadlay hadalkii Madaxweyne Xasan sheekh uu kaga hadlayay arinata shiidka ay sheegtay dhalinyarada baraha bulshada kuwaasoo uu madaxweynuhu ku sifeeyay tuugo iyo u...

Maxaa ka jira in la dilay hogaamiyihii Daacish ee Somalia

0
Waxaa soo baxaya warar aan la hubin oo sheegaya in  Mareykanku dileen C/.qaadir Muumin oo ahaa hogaamiyihii Daacish ee Somalia ka howlgala gaar ahaan deegaanada Puntland. Sidoo kale waxaa jira warar sheegaya...

Dowlada Somalia oo ka qeyb-gashay shirkii Shiinaha iyo Afrika+SAWIRRO

0
Shirweynaha Sanadlaha ah ee ganacsiga Hindiya iyo Afrika oo looga hadlayay kobaca ganacsiga qaaradda Afrika oo ay ka qeyb galeen masuuliyiin ka kala socday wadamada Qaaradda Afrika ayaa ka lagu qabtay...

Maxay isla soo qaadeen Madaxweynayaasha Somalia iyo Masar

0
Muqdisho, Luulyo 04, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka Taleefanka ay ku wada xiriireen dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi ayaa ka wada hadlay xaaladda gobolka...

Aqoon-yahan dhaliilay habka loo soo agaasimay shirkii maqaamka Muqdisho looga hadlayay

0
Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu qabtay shir looga hadlaayay maqaamka caasimada Soomaaliya ee Muqdisho kaasoo ay ka qeybgaleen siyaasiyiin  Dowlada ka tirsan. Shirkaani waxaa loogu magac daray la tashiga qeybaha bulshada ee...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Gaza

0
QAZA (DAYNIILE.COM)-Isbitaalka Nasser Medical Complex ayaa helay 27 meyd ah iyo daraasiin dad ah oo dhaawac ah ka dib markii uu bilowday weerar cusub oo Israel ku qaaday bariga Khan Younis. Weerarada...

Maxamed Aadan Kofi oo soo dhaweeyay shirka lagu heshiisiinayo Beelaha Xaraale iyo Cabud-waaq

0
Maxamed Aadan Jimcaale oo ahaa agaaismihii hore ee Hay'ada Socdaalka hadana ah Musharax Madaxweynaha Galmudug ayaa bartiisa Facebook wuxuu maanta soo dhigay qoraal uu ku soo dhaweynayo shirka lagu heshiisiinayo Beelaha...

Ciidamada Xooga oo ATMIS kala wareegay saldhig ay ku lahaayeen duleedka Kismaayo+SAWIRRO

0
Shalay ayay ATMIS ku wareejisay saldhiga Cabdalle Biroolle ee dowlad goboleedka Jubaland ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed (SNA), taasoo ka dhigeysa xaruntii afaraad ee la wareejiyay inta uu bilawdey wajiga sedaxaad ee...

Siyaasi soo bandhigay magacyada dad ku heyba Madaxweyne Xasan oo lagu naas-nuujiyo Dekada

0
Siyaasiga Cali Yarre Cali oo mar soo noqday Gudoomiye xigeenkii 1-aad ee Maamulka Gobolka Banaadir xiligii Dowladii hore ee Farmaajo ayaa baraha bulshada soo geliyay qoraal uu ku xusay magacyada dad...

Maxay tahay dunuubta uu sheegay C/raxmaan C/shukuur inuu ku dhacay Sh.Cali Wajiis

0
Siyaasiga caaanka ah Xildhibaan C/raxmaan C/shukuur Warsame ayaa qoraal uu ku soo bandhigay bogiisa Internetkla wuxuu aad ugu dhaliilay Sheekh Cali Wajiis oo ka mida Culumada caanka ka ah Soomaaliya islamarkaana...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best simple mobile phone for older people 2024

0
Choosing the first-rate simple mobile phone for seniors in 2024 may be difficult because of the huge range of options to be had. Seniors...