Advertisement

Booliiska oo Caawa soo xirey Faadumo kaftan oo caan ka ah baraha bulshada

0
Taliska qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir ayaa shaaciyey in caawa lasoo xiray Faadumo Qaasin Maxamed oo loo yaqaano (Faadumo Kaftan). Qoraal kasoo baxay Taliska ayaa lagu sheegay in gabadhaan ay ku...

Maamulka Galmudug muxuu ka yiri hubkii lagu bililiqeystay Cabud-waaq

0
Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa war saxaafadeed uu soo saaray wuxuu kaga hadlay hubkii dhawaan shacabku ku bililiqeysteen Magaalada Cabud-waq ee Gobolka Mudug islamarkaana hoos taga Maamulkaasi. Warsaxaafadeedka waxay ku sheegeen maamulku inuu...

Maxay tahay xiisada caawa ka taagan Madaxtooyada Somalia

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xildhibaanada ka soo jeeda Gobolada Waqooyi iyo kuwa Konfur-galbeed ayaa caawa buux dhaafiyay Madaxtooyada Somalia gaar ahaan xafiiska Ra'iisulwasaaraha Soomaaliya Xamze Cabdi Barre taasoo ka danbeysay markii ay soo baxday...

Madaxweynaha Hirshabelle oo la kulmay bulshada Degmada Al-Koowsar+SAWIRRO

0
Al-Koowsar 23-July-2024: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada iyo Guddoomiyaha Gobalka Shabeellada Dhexe ayaa xalay fursad u siiyay dadweynaha degmada...

Akhriso dhaliil uu Fahad-Yaasiin u soo jeediyay Madaxweyne Xasan

0
Taliyiihii hore ee Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin ayaa qoraal uu barihiisa bulshada soo dhigay wuxuu dhaliil ugu jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh. Qoraalka Fahad Yaasiin ayaa sidaan u qornaa:- Madaxweyne...

DAAWO: C/raxmaan C/shukuur “Reer Muqdisho joojiya dooda ah waxeena la cunaa,adinka cuna wixi somali...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Siyaasiga Mucaaradka ku ah Dowlada Soomaaliya Xildhibaan C/raxmaan C/shukuur Warsame ayaa ka hadlay cabashada reer Muqdisho badanaa ay ku sheegtaan in Caasimada xaqeeda helin oo waxooda la cuno. Xildhiban C/raxmaan C.shukuur...

Wararkii ugu dambeyay ee xaalada Gaza

0
Aaska hogaamiyihii la dilay ee Xamaas Ismaaciil Haniyeh iyo ilaaladiisa ayaa lagu qabtay magaalada Tehran, iyadoo hogaamiyaha ruuxiga ah ee Iran Ayatollah Ali Khamenei uu tujiyay salaada. Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay...

Wararkii ugu dambeeyay xaalada Gaza

0
Muuqaalo naxdin leh ayaa laga soo sheegay magaalada Gaza, halkaas oo weerarrada cirka ee Israa'iil lala beegsaday laba dugsi, oo ay ku dhinteen ugu yaraan 30 qof, qaar kalena ay ku...

Fahad Yaasiin oo isu maray Xasan Sheekh iyo Saciid Dani

0
Agaasimihii hore ee Hay'ada Naba sugida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa qoraal uu soo dhigay baraha bulshada wuxuu ku weeraray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha...

Xarunta Wasaarada arimaha gudaha oo dib u dhis lagu sameynayo iyo masuuliyiin saaka booqatay+SAWIRRO

0
Muqdisho, 12 August 2024: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Mudane Cali Yuusuf (Cali Xoosh) iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best simple mobile phone for older people 2024

0
Choosing the first-rate simple mobile phone for seniors in 2024 may be difficult because of the huge range of options to be had. Seniors...