Advertisement

Xujeyda Soomaaliyeed oo maanta booqdeen Masjidka Nabiga NNKH +SAWIRRO

0
Xujeyda Soomaaliyeed ee maalmo ka hor gaareen Kacbada si ay usoo gutaan acmaasha Xajka ayaa galabta waxay gaareen Magaalada Madiina Al munawara xili ay booqdeen qaar ka mid ah goobaha barakeysan. Masuuliyiin...

Dowlada Somalia oo ka tacsiyeysay geerida Jan. Muxyadiin Sh. C/xakiim Sayid Maxamed C/lle Xasan

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumada F aderaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Tacsi u diray qoyska, qaraabada, ciidamada Xoogga Dalka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee...

Maxay tahay sirta uu ka shifay Xamze Barre ee ku saabsan damaca bada ee...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xamza Cabdi Barre oo maalmihii ugu danbeeyay shir carbeed kaga qeybgalayay Dalka Baxreyn ayaa ka shifay sir ku saabsan qorshaha Itoobiya ee damacooda Badda Somalia Xamze ayaa khudbadii...

Siyaasiga Cali Yare iyo Qoraal Cajiiba uu ka sameeyay shirkii usoo dhamaaday Golaha Wada-tashiga

0
      =WAXAA QOREY SIYAASIGA CALI YARE CALI = NUXURKA SHIRKII GOLAHA WADATASHIGA. Aan joogo muddo dheer idinkuna jooga Inaan sidaas ku heshiinnay yaan nala fahmin Markaan rabo waa idinku boodi...

Shirkii Golaha Wada-tashiga oo laga soo saaray war-murtiyeed

0
GOLAHA WADATASHIGA QARAN (GWQ) WAR-MURTIYEED 1. Hordhac Shirka 9-aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) oo uu guddoomiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho 14-17 May 2024. Shirka...

Sedex Libaax oo ku dhex fakatay Nairobi-Kenya iyo shacabka oo looga digay

0
NAIROBI (DAYNIILE.COM)-War ka soo baxay Waaxda Duurjoogta Kenya ayaa lagu shaaciyay in sedex libaax lagu arkay nawaaxiga xabsiga gabdaha ee Xaafada Langata kuwaasoo ka soo baxsaday Beerta Qaranka ee Nairobi. Sida BBC-du...

Maxay tahay warbixinta Dowlada Somalia ka jeedisay shirka ka socda Dalka Thailand.

0
BANGKOK (DAYNIILE.COM)-Wafdi ka socda Dowlada Somalia ayaa ka qeybgalay shir gobolleedka IOTC ee ka socda magaalada Bangkok, ee dalka Thailand. Shirkaan waxaa Dowlada Somalia ku matalaya Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo...

Xildhibaan Soomaaliyeed oo deegaanka Lambar-50 kula hadlay Ciidamo+SAWIRRO

0
Xildhibaan Xuseen Cali Xaaji oo ka tirsan golaha shacabka iyo guddoomiyaha gobolka Shabeellada Hoose Maxamed Barre ayaa maanta gaaray deegaanka Lambar-konton ee gobolka Sh/Hoose, iyagoo halkaas kula kulmay ciidamada qaranka iyo...

Axmed Madoobe oo ka hadlay geerida ku timid Gen. Muxyadiin Sheekh C/xakiim Sayid Maxamed...

0
Madaxweynaha Maamulka Jubland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ka hadlay geerida ku timid Allaha u naxariistee  Gen: Muxyadiin Sheekh Cabdixakiim Sayid Maxamed Cabdulle Xasan. Axmed Madoobe ayaa war qoraala uu soo saaray wuxuu...

Dalal Badan oo reer Yurub ah oo u tashtay tahriibayaasha.

0
Dalal badan oo reer Yurub ah ayaa ka shiray inay go'aan  mideysan ka qaataan sidii ay wada-jir uga hortagi lahaayeen tahriibayaasha ka kala yimaada Afrika iyo Aasiya. Kulankaan waxaa yeeshay 15 dowaldood...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best laptop for students UK 2024: Our favourites, all tried …

0
Choosing the right laptop is crucial for students as it directly impacts their academic performance and productivity. Whether you're attending school, college, or university,...