Duufaan sababtay dhimashada ku dhawaad 100 Ameerikaan ah+SAWIRRO
Duufaan wadata Dabaylo iyo daadaad biya ah ayaa ku dhufatay gobollada South Carolina ee Dalka Mareykanka sida , Florida, Georgia, North Carolina iyo Virginia taasoo sababtay dhimasho aad u badan,bur bur...
Xil.Maxamed Abiib oo ka hadlay xoriyadiisa uu dib u helay
HARGEYSA (DAYNIILE.COM)-Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf oo ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Somaliland ayaa dib u helay xoriyadiisa kadib mudo bil ah oo uu xirnaa isla maamulka uu ka tirsan yahay.
Xildhibaanka ayaa saxaafada...
Midowga Yurub oo Soomaaliya u balan-qaaday Sagaal Milyan oo Yuurow ah+SAWIRRO
Midowga Yurub oo Soomaaliya u balan-qaaday Sagaal Milyan oo Yuuro iyo Wasiirka Maaliyadda XFS oo warbixin ka siiyey horumarka ay Dowladda Soomaaliya ka gaartay hagaajinta hannaanka Maamulka Maaliyadda iyo hufnaanta dhaqaalaha...
Madaxweynaha Masar oo beeniyay inuu Somalia u taagerayo ku xumeynta Itoobiya
QAHIRA (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Dalka aan walaalaha nahay ee Masar Abdul Fattah el-Sisi ayaa hadlay hubkii dhawaan uu siiyay Dowlada Somalia iyo waliba taageerada kale ee ay la garab taagan yihiin Dalkeena.
Abdul Fattah...
Dowlada Turkey oo Somalia ugu deeqday kumanaan tan oo gar-gaar ah
Dowlada aan walaalaha nahay ee Turkey ayaa Somalia ugu deeqday oo siisay gar-garaar bini'aadantinimo oo dhan 3,000 oo tan.
Wararka ayaa tilmaamaya Masuuliyiin Turki ah ay sagootin ugu soo sameeyeen markabka sida...
Shirka dib-u-eegista tallaabooyinka ka hortagga Leexsashada Gargaarka oo Muqdisho ka furmay+SAWIRRO
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee SoDMA Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Muqdisho ka daah-furay shirka dib-u-eegista tallaabooyinka ka hortagga Leexsashada Gargaarka oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda SoDMA.
Kulankaan waxaa kaasoo qeyb...
Ciyaarihii Degmooyinka Muqdisho iyo Balcad oo soo gaaray wareega 8 dhamaadka
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa dhamaaday wareega koowaad ee tartatnka ciyaariha kubada cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Degnmada Balcad waxaana iyadoona ay isku soo hareen 8 Degmo.
Madaama guud ahaan ahaayeen 20 Degmo oo Muqdisho...
Dowlada Somalia oo amartay in la diiwaan-geliyo dadka Muqdisho ku dhaqan
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-War ka soo baxay Maamulka Gobolka Banaadir ayaa la dul dhigay dadka Muqdisho ku dhaqan amar ah inay si diiwaan geliyaan.
Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir, Saalax Xasan Cumar ayaa maana saxaafada...
Madaxweyne Xasan oo sharaxay goobaha Ciidamada Itoobiya xooga kula wareegeen Gobolka Geddo
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay ka hadlay ciidamada Itoobiya ee bilihii ugu dambeeyay qabsanayay dhul ka mida Gobolka Geddo ee Soomaaliya.
Madaxweyne Xasan oo wareysi siiyay TV-ga...
Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladaha Gaza iyo Beirut
Diyaaradaha Israa'iil ayaa duqeymo aan kala joogsi lahayn ka wada Lubnaan, oo ay ku jiraan agagaarka caasimadda Beirut, iyadoo ra'iisul wasaaraha uu sheegay in weerarrada ay ku barakici karaan illaa hal...