Advertisement

Liibaan Shuluq oo booqday furimaha dagaalka ee duleedka Xarardheere

0
XARARDHEERE (DAYNIILE.COM)-Siyaasigaย  Liibaan Axmed Xasan (shuluq) oo ka mida musharaxiita xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa booqday furimaha dagaalka duleedka Magaalada Xarardheere oo lafteeda uu shalay booqday. Siyaasigaan waxaa booqashada ku wehliya masuuliyiin ka...

Taliyaha Qeybta 43-aad oo dhooleey kula kulmay taliye xigeenka Kenya+SAWIRO

0
Sarreeye Guuto Seif Saalim Rashiid, Taliye qaybeedka ciidamada Kenya, ayaa ku qaabilay Xarunta qaybta 2 aad ee ATMIS ee magaalada Dhoobley, Taliyaha Qeybta 43-aad ee CXDS ku sugan Jubbaland, Sarreeye Guuto...

Warbixinta Shirkii Xalay Wasiirada Somalia ay yeesheen+SAWIRRO

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa ansixiyay Hindisaha Xeerka Dhismaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha. Golaha ayaa kulanka aan caadiga ahayn ee...

Maxaa looga hadlay Shirka Iskaashiga Wasiirada Maaliyadda Geeska Afrika+SAWIRRO

0
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa ka qeybgalay shirka ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ee Iskaashiga Wasiirada Maaliyadda dalalka Geeska Afrika (Horn of...

Sucuudiga oo ka digay kuleyl daran xiliga acmaasha Xajka

0
RIYAD (DAYNIILE.COM)-War ka soo baxay Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa lagu sheegay in Xujeyda sanadkaan ay la kulmi karaanย  kuleyl daran inta lagu jiro gudashada acmaasha xajka. Warka Sucuudiga waxaa lagu xusay in...

Dagaal ka dhacay duleedka Xudur oo Alshabaab badan lagu dilay ,hubna looga furta

0
Hawlgal qorsheysan oo guutada 9aad ee qaybta 60aad ee CXDS maanta ay ka fuliyeen gobolka Bokool ayaa lagu diley 9 kamid ah maleeshiyada khawaarijta. Saraakiil ka tirsan ciidanka Xoogga Dalka ayaa sidoo...

Wada-xaajoodka Xamaas iyo Israa’iil oo ka bilaabanaya Dalka Qatar

0
QAHIRA (DAYNIILE.COM)-Warar ku dhaw dhaw Dowlada Falastiin ayaa sheegaya in wada-xaajoodka Xamaas iyo Yuhuuda uu saacadaha soo socda ka bilaaban doono Magaalada Dooxa ee caasimada Dalka Qatar. Wada-xaajoodkaan oo ay gar wadeen...

Raila Odinka oo ka hor yimid qorshe Milatariga Kenya looga hor geynayo banaan-baxayaasha

0
UGUNJA (DAYNIILE.COM)-Mucaaradka weyn ee Dalka Kenya Raila Odinga ayaa si weyn uga hor-yimid oo qaadacay qorshe Maxkamada Sare ee Kenya ay ku taageertay madaxtooyada taasoo ah in ciidamada Milatariga la soo...

Xuutiyiinta oo kordhiyay weerarada ay ku hayaan Maraakiibta

0
Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa halkooda ka sii wada weerarada ay ku hayaan Maraakiibta marta Badda Cas xili xulufasda Mareykankuna dagaal kula jiraan kooxdaasi. Jimcihii shalay ayay kooxda Xuutiyiintu weerar culus ku qaadeen...

Maxaa ka jira in xabsiga laga sii daayay Aas-aasaha Website-ka WikiLeaks iyo shuruudaha...

0
Waxaa soo baxaya warar sheegaya in xabsiga laga sii daayayย  Aas-aasaha website-ka WikiLeaks Julian Assange oo ku xirnaa xabsi ku yaal Dalka Britain balse shuruud ayaa lagu xirey intan la sii...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best pressure washers in 2024: Tried and tested

0
Keeping your car, patio, or garden spotless requires the proper equipment, and a exceptional pressure washer can make all of the difference. With numerous...