Advertisement

Dowlada Somalia oo amartay in la soo qabto ama la dilo Kaba-kutukade iyo Dahir...

0
Taliyaha Ciidanka Dhulka Janaraal Dayax Cabdi Cabdulle oo khudbad u jeedinayay boqolaal ciidamo ah ayaa siiyay awaamiir kala duwan xili ay dagaal u diyaar garoobayeen. Taliye Dayax ayaa soo hadal qaaday Kaba-kutukade...

Diyaarada EGYPT AIR oo maanta ka shaqa bilowday Muqdisho+SAWIRRO

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashisha Caalamiga ah ee XFS Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Masar Badar Cabdulcaadi oo maanta soo...

Maxkamada Ciidamada Juballand oo saaka dil ku fulisay dagaalamayaal Alshabaab ka tirsanaa+SAWIRRO

0
KISMAAYO (DAYNIILE.COM)- Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Maxkamada Ciidamada ee Maamulka Jubnland ay saaka fulisay dil toogasho ah. Maxkamada waxay saaka dilka toogasho ku fulisay 5 nin oo ka...

Weerar dhimasho iyo dhaawac sababay oo Xuutiyiintu ku qaadeen Tel-aviv

0
TEL-AVIV (DAYNIILE.COM)-Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee loo yaqaan Drone-ka ayaa weerar ku qaaday magaalada Tel Aviv ee dalka Israa’iil, waxaana ku dhintay hal qof, 10 kalena way ku dhaawacmeen. Milateriga Israa’iil ayaa...

SAWIRRO: Howlgalkii duleedka Masagawaay

0
MASAGAWAAY (DAYNIILE.COM)-Ciidanka Milatariga Somalia ayaa shalay howlgal ka dhan ah Alshabaab  ka fuliyey dhulka howdka ah ee u dhaxeeya deegaanada Xuseen Cagey iyo Baraag Sheekh Caamir. Deegaankaan howlgalka laga fuliyayu wuxuu ku...

Wasiirada oo goor dhaw ansixiyay Xisaab Xirka Hey’adaha Dowladda ee sanad Maaliyadeedka 2023,

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ah, ayaa lagu ansixiyey Xisaab Xirka Hey’adaha Dowladda ee sanad Maaliyadeedka 2023, kaas oo si faah-faahsan u qeexaya hannaanka loo...

Madaxweyne xigeenka Mareykanka oo kulankii Netanyahu kadib shaacisay ineysan ka aamusi doonin arinta Gaza

0
WASHINGTON (DAYNIILE.COM)-Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Kamala Harris ayaa ballan qaaday in aysan ka aamuseyn dhibaatada ka taagan Gaza,kadib kulan ay Washington kula qaadatay Natenyahu. Haweeneydaan oo sidoo kale ah musharaxa madaxweynaha Mareykanka...

DEG DEG: Sarkaal sare oo alshabaab ka tirsan oo isa-soo dhiibay

0
HOBYO (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in sarkaal sare oo ka tirsan Alshabaab uu isku soo dhiibay Ciidamada Booliiksa Magaalo xeebeedka Hobyo. Sarkaalkaan isa soo dhiibay ayaa ah Madaxii maaliyada...

“Ismaaciil Haniyeh marka uu arkay calanka Soomaaliya wuu noo yimid oo sujuudda naga dhunkaday”

0
          =XIGASHO BBC SOMALI= Hoggaamiyihii ugu sarreyay Xamaas Ismaaciil Haniyeh ayaa shalay lagu dilay dalka Iiraan, sida ay kooxdu sheegtay. Bayaan ay soo saartay Xamaas waxay ku sheegtay in...

Banaan-bax ka dhan ah Alshabaab oo saaka ka socda Muqdisho+SAWIRRO

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa saaka Magaalada Muqdisho isugu soo baxay shacab badan iyo masuuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaaliya kuwaasoo muujinaya siday ay uga soo horjeedaan weerarkii Liido ka dhacay habeeno ka hor. Banaanbaxaan ayaa...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best coffee machines 2024: Our expert’s favourites tried …

0
In latest coffee-loving world, choosing the precise espresso device can transform your day by day habitual into a delightful experience. Whether you crave a...