Advertisement

Wariyayaal Al-jazeera ka tirsan oo maanta duqeyn lagu dilay

0
GAZA (DAYNIILE.COM)-Weriye Ismaciil Al-Ghoul iyo sawir qaadihiisa Rami al-Rifi oo u shaqeynayay Aljazeera TV qeybta afka carabiga ayaa lagu dilay weerar manta ay Israa’iil ku qaadday Qaza, waxaa lagu beegsaday xerada...

Maxaad kala socota sabab la yaab leh oo Axmed Madoobe uu maanta xilka uga...

0
KISMAAYO (DAYNIILE.COM)-Xubnaha Baarlamaanka Maamulka Jubaland ayaa maanta ku leh Magaalada Kismaayo kulan siyaasadeysan kaasoo la doonayo in xilka looga qaado Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee baarlamaankaas Aadan Khaliif. Ujeedka Xil ka qaadistiisa...

Maxay ka wada hadleen Wasiir C/qaadir M.Nuur iyo James Swan+SAWIRRO

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ahna Madaxa Xafiiska Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM)...

Laba Alshabab oo Ceeldheer iyo Masagawaay iska soo dhiibay+SAWIRRO

0
CEELDHEER (DAYNIILE.COM)- Saacadihii ugu dambeeyay waxaa Dowlada Soomaaliya isku soo dhiibay laba Dagaalame oo hore uga tirsanaa Alshabaab. Labada Dagaalame waxaa magacyadooda lagu kala sheegay Ismaaciil oo isku dhiibay ciidamada Dowlada ee...

Kulane Jiis “Madaxweyne Xasan shidaalka Somalia ayuu iib-geeyay waana laga qariyay baralamanka iyo shacabka”

0
Xildhibaan Cabdullahi Aadan Kulane oo loo yaqaano (Kulane Jiis) ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya inuu shidaalkii Somalia u iibgeynayo dalka dibadiisa. Kulane Jiis wuxuu xusay in dhowrkii mar ee Madaxweynuhu isaga daba...

Xukuumada Somalia iyo Hay’ad ka tirsan UN-ka oo heshiis kala saxiixday+SAWIRRO

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxa guud ee hey’adda Save the Children, Ms Inger Aishling, oo uu weheliyo madaxa Save the Children...

SAWIRRO: Booliiska Galmudug oo qabtay Khamri badan oo dhanka Puntland ka soo galay

0
GAALKACYO (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Booliiska Magaalada Gaal-kacyo ee dhanka Galmudug  ayaa shaaciyay inay qabteen boqolaal kartoon oo daraagis lagu waday gaar ahaan Khamriga nuucyadiisa kala duwan. Sida lagu sheegay TV-ga Qaranka Booliiska Gaalkacyo qeybta...

Macawisleyda Beesha Xawaadle oo deegaano dhowra ka saartay Alshabaab+SAWIRRO

0
HALGAN (DAYNIILE.COM)- Wararka laga helaayo  Magaalada Halgan ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamada Macawisleyda Beesha Xawaadle ay deegaano hoos taga magaaladaani ka saareen Kooxda Alshabaab. Macawisleyda Xawaadle ayaa la sheegay inay...

Maamulka Puntland oo ka hadlay dagaalada Galbeedka Gobolka Mudug

0
War ka soo baxay Madaxtooyada Maamulka Puntland ayaa baaq nabadeed waxay u direen beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya Galbeedka Gobolka Mudug gaar ahaan deegaanada u dhexeeya Gal-dogob iyo Saaxa-qurun. Qoraalka ka...

Gudoomiyaha Aqalka Sare oo Muqdisho ku qaabilay Safiirka Somalia u fadhiya Dalka Ciraq+SAWIRRO

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS Senator Abdi Hashi Abdullahi ayaa xafiiskiisa kulan soo dhowayn ah kula qaatay Danjira Dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Ciraaq Mudane Ridwaan Xersi Maxamed. Guddoomiyuhu wuxuu Danjiraha...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best video doorbells from our tests in 2024

0
Video doorbells have revolutionized domestic protection by means of providing convenience and peace of mind. With a video doorbell, you could see and speak...