Advertisement

Dowlada Somalia oo war-murtiyeed ka soo saartay dhacdadii Cabud-waaq

0
Warmurtiyeed Muqdisho Luulyo 16-2024: Hay’adaha Amniga ee DFS oo si joogta ah ula socda isku dayada hubka sida sharci darrada ah lagu soo galiyo dalka, ayaa waxay maalintii shalay oo ay taarkiihdu...

Ciidamada Dowlada oo Masagaway ku qabtay gaari Alshabaab u rarnaa+SAWIRRO

0
Ciidamada Xoogga Dalka ee ku sugan magaalada Mesagawey ee gobalka Galgaduud ayaa saaka toogtay dhagar qabe ka tirsan Argagixisada kaas oo lagu qabtay koontaroolka Mesagawey. Ninka la toogtay ayaa ku hubeysnaa qoray...

Wasiirka Amniga Somalia oo ku amaanay ciidamada Dowlada guusha ay saaka ka gaareen...

0
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa ku bogaadiyey Ciidanka Qaranka iyo Daraawiishta Jubbaland sida geesinimada leh ee ay isaga difaaceen isku daygii saakay ee kooxda...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Soomaaliya

0
Muqdisho, Khamiis, 25-ka July 2024 1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey sida Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Ciidamada Jubbaland ay u jebiyeen Khawaarijta Al-Shabaab ee soo weerarey degaannada Buulo-Xaaji iyo Harboolle, isagoo...

Maxaabiista reer Falastiin oo nolosha ka door biday dhimashada

0
Xabsiyada ay heystaan Yuhuuda islamarkaana ay ku jiraan maxaabiista reer Falastiin ayaa laga soo sheegayaa xaalada aad u adag iyo jir di l xoogan oo loo geysto. Wararka ugu danbeeya ee Aljazeera...

Cali Guud-laawe oo maanta Degmada Jalalaqsi ka dhagax dhigay dhowr mashaariic+SAWIRRO

0
Jalalaqsi, 31-July-2024: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada, xubno Baarlamaanka, Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan, Saraakiisha Ciidamada...

Hay’adaha Amniga Dowlada oo yeeshay xaalada Xamar looga hadlayo+SAWIRRO

0
Kulan Ammaanka Caasimadda looga hadlay ayaa waxaa iskugu yimid hay'adaha Amniga Heer Federaal iyo maamulka gobolka Banaadir kaas oo ka qabsoomay Xarunta Taliska Booliska Soomaaliyeed . Kulankaan ayaa waxaa shir gudoominayay Wasiirka...

Golaha shacabka oo goor dhaw ansixiyay hindise sharciyeedka xeerka shaqada

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xaruntooda Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka. Xildhibaanada ayaa kulankooda maanta waxay ku  ansixiyeen hindise sharciyeedka xeerka shaqada Soomaaliya kaasoo ay...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaacabay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta, Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka iyo Dhallinyarada...

Duqa Muqdisho oo sheegay in la joogteyn doonno isla xisaabtanka Agaasimeyaasha+SAWIRRO

0
Muqdisho, 14 August 2024: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay shirka Agaasimeyaasha Guud iyo Agaasime Waaxeedyada Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best meal replacement shake 2024: Get fit with help from

0
In brand new fast-paced international, meal substitute shakes have emerge as a pass-to solution for those searching for a handy, nutritious, and short meal...