Advertisement

Xisbiga Waddani oo ka jawaabay hadalkii Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya

0
       =XIGASHO BBC SOMALI= Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo ka qeyb-galay 22kii August kulan dadweyne oo su’aallo lagu weeydiinayey Ra’iisulwsaaraha kadib markii muddo laba sano...

Dowlada Somalia oo digniin adag kasoo saartay Jarista geedaha

0
Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Soomaaliya oo digniin adag kasoo saartay Jarista geedaha....WARSAXAAFADEED

Dagaal Alshabaab badan lagu dilay oo maanta ka dhacay duleedka Buulo-Burde+SAWIRRO

0
Sida lagu shaaciyay Warbaahinta Dowlada Somalia Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ayaa maanta weerar culus ku qaaday Khawaarij si dhuumaaleysi ah ku soo gashay deegaanka Beerayabaal oo hoos taga degmada...

Howlgal ka dhan ah Alshaabab oo laga fuliyay duleedka Buur-hakaba+SAWIRRO

0
Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa howlgal lagu Bacsanaayey Khawaarijta ka sameyey Deegaano hoos yimaada Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay . Inta uu socday howlgalka ciidanka ayaa burburiyey goobo ay ku sugnaayeen xubno...

Boqortooyada Sacuudiga oo Somalia ka bixisay Malaayiin Doolar oo deyn ku ahaa+SAWIRRO

0
Dowladda Soomaaliya iyo Ururka Sanduuqa Horumarinta Caalamiga ah ee OPEC oo heshiis Taariikhi ah kala saxiixday. Vienna, Juun 26, 2024: –Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige oo ku sugan...

Gud,Aadan Madoobe oo maanta booqday safaarada Somalia ee Nairobi+SAWIRRO

0
Gudoomiyaha golaha shacabka Mudane Shiikh Aadan Maxamed Nuur "Aadan Madoobe" ayaa booqasho ku tegay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya, waxaana kusoo dhaweeyay danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya mudane Amb...

Ra’iisulwasaaraha oo Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Dowladda Talyaaniga

0
Muqdisho, Arbaco, 11 Sebtembar 2024:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mudane Pier Mario Dacò Coppi, waxana ay ka...

Madaxweynaha Kenya oo Mareykanka u sheegay in Somalia ay alshabaab qabsan doonaan hadii Atmis...

0
Madaxweynaha Kenya William Ruto oo dhawaan Washington kula kulmay Madaxweynaha Mareykanka Biden ayaa ka hadlay arimaha amniga Somalia si gaar ah ciidamada Kenya ee magaca  Atmis ee ku jooga  Somalia iyo...

Dagaal beeleed dhimasho sababay oo ka dhacay ismaamulka Tana River.

0
BANGAL (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Gobolada waqooyi Ber-Kenya ayaa sheegaya in Beelo Soomaaliyeed ku dagaalameen ismaamulka Tana River. Wararka ayaa tilmaamaya in afar ruux oo shacab ah lagu dilay degmada Bangal ee ismaamulka...

Wasiir Fiqi oo Turkey u aaday ka qeybgalka Wareegga labaad ee wadahadalka Itoobiya iyo...

0
Muqdisho, August 10, 2024 – Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta u ambabaxay caasimadda dalka Turkiga ee Ankara sida lagu...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best mobile networks in 2024, based on our annual

0
Choosing the fine mobile network may be a frightening project with such a lot of options available. The proper community guarantees which you live...