Advertisement

Xujeyda Soomaaliyeed oo maanta booqdeen Masjidka Nabiga NNKH +SAWIRRO

0
Xujeyda Soomaaliyeed ee maalmo ka hor gaareen Kacbada si ay usoo gutaan acmaasha Xajka ayaa galabta waxay gaareen Magaalada Madiina Al munawara xili ay booqdeen qaar ka mid ah goobaha barakeysan. Masuuliyiin...

Yuusuf Garaad maxay tahay qatarta uu ka sheegay meydadka lagala baxayo Qabuuraha iskuul Buliisiya

0
Rug-cadaagii saxaafada ee hadana isku badalay siyaasiga Yuusuf Garaad Cumar ayaa qoraal uu bartiisa Facebook ku qorey wuxuu xusay khatar caafimaad oo halis ah inay ka dhalan karto amarka dowlada ay...

Safiirka cusub ee Cuman loo magacaabay oo maanta gaaray dalkaasi

0
Sida lagu shaaciyay warbaahinta Dowlada Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Cumaan, Danjire Bashiir Xasan Xaaji ayaa gaaray magaalada Caasimadda ah ee Muscat , iyadoo garoonka diyaaradaha uu ku...

Dowlada Somalia oo war-murtiyeed ka soo saartay dhacdadii Cabud-waaq

0
Warmurtiyeed Muqdisho Luulyo 16-2024: Hay’adaha Amniga ee DFS oo si joogta ah ula socda isku dayada hubka sida sharci darrada ah lagu soo galiyo dalka, ayaa waxay maalintii shalay oo ay taarkiihdu...

Madaxweynaha Ciraaq oo Safiirka Somalia ka gudoomay waraaqaha aqoonsiga+SAWIRRO

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Ciraaq Mudane Cabdiladiif Jamaal Rashiid ayaa waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Soomaaliya u fadhin doona dalka Ciraaq Danjire Ridwaan Xirsi Maxamed. Safiir Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa salaan uu ka waday...

Shirka xasilinta Deegaanada Hirshabelle maxaa lagu soo qaaday maanta? +SAWIRRO

0
Muqdisho, 21-August-2024: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo xubno ka mid ah Golahiisa Wasiirrada ayaa maanta Muqdisho uga qeybgalay shirka xasilinta deegaanada Hirshabeelle ee dhawaan la xorreeyay...

Booliiska Somalia oo Caawa soo qabtay nin bireeyay hooyadiis iyo abtigiis

0
War ka soo baxay taliska Booliiska ayaa lagu shaaciyay inay Caawa soo qabteen nin saacadihii ugu danbeeyay dilay oo midi ku bireeyay hooyadiis iyo Abtigiis. Warka Booliiska ayaa sidan u qornaa: Qeybta Guud...

Saraakiil ka tirsan Milatariga Somalia oo tababar loogu soo xiray dalka Turkiga.+SAWIRRO

0
Sida aan ka soo xiganay warbaahinta Dowlada Somalia Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa tababar aqoon kororsi ah loogu soo xiray dalka Turkiga. Saraakiishan ayaa muddo halkaasi ku qaadanayay koorsooyin...

Qorshe halis gelin kara Nabada Puntland oo Dowlada Somalia ay ka wado Muqdisho

0
Warar aan wali la xaqiijin ayaa sheegaya in Asad Diyaano uu si qarsoodi ah ku soo gaaray Magaalada Muqdisho islamarkaana uu shir la leeyahay Madaxda Dowlada Somalia. Asad Diyaano oo ah siyaasi...

la-taliyaha Madaxweynaha ” Ma jirto cid waa-hadal la galeysa Alshabaab”

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xuseen Macallin La-taliyaha dhanka Amniga ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si weyn u beeniyay warar aad u faafay oo sheegaya in Dowladu wada-hadalo la galeyso Dagaal yahanada Soomaaliyeed ee Alshabaab islamarkaana...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best washing machines

0
The Ultimate Guide to Choosing the Best Washing Machine for Your Home Choosing the right washing gadget for your home can be a frightening project...