Advertisement

Gaari Hub iyo Dawo u siday Alshabaab oo gacanta lagu dhigay+SAWIRO

0
Gaari Leylo Calaawi ah oo la sheegay inuu Khawaarijta u siday hub, daawo iyo saanad kale oo ciidan ayaa maanta lagu qabtay soohdinta ay wadaagaan gobollada Sh/Dhexe iyo Galgaduud, gaar ahaan...

Saraakiil ka tisan Booliiska Somalia oo tababar ku qaadanaya Dalka Shiinaha+SAWIRRO

0
Taliska Booliiska Soomaaliyeed ayaa ka war bixiyay saraakiil ku maqan Dalka Shiinaha oo halkaasi tababar u joogay maalmihii ugu danbeeyay kadib markii ay dhawaan Muqdisho ka baxeen. Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa...

Afar ruux oo Xalay siyaabo kala duwan loogu dilay Muqdisho iyo duleedkeeda.

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Afar nin ayaa xalay siyaabo kala duwan waxaa loogu dilay Magaalada Muqdisho iyo deegaanka Xaawa-Cabdi ee duleedka Magaalada dhacda. Sedex ka mida raggaan waxaa lagu dhex dilay Degmooyin ka tirsan Magaalada...

C/raxmaan C/shukuur oo ka hadlay sheeko qabiileedka Baraha Bulshada ka socda.

0
Siyaasiga caanka ah Xildhibaan C/raxmaan C/shukuur Warsame ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook wuxuu kaga hadlay dhaqan xumada qabiileysan ee maalmihii ugu dambeeyay ka socday baraha bulshada. Qoraalka Xildhibaanka ayaa sidan...

Xukunka Dilkii Maama Khadiija…

0
Ibraahim Aadan Maadeey Afgarashadiisuna tahay Cabdiraxmaan, ayaa Khawaarijta kaga biiray degmadd Jillib ee Gobolka Jubbada dhexe, Tabbar gaaban oo dhinaca Dillalka Qorsheysan ah kadib waxaa loo soo diray in Muqdisho uu...

Taliyaha Booliiska Gobolka Banaadir oo si qarsoodi ah u booqday saldhigyada Degmooyinka qaarkood+SAWIRRO

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Taliyaha Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka banaadir G/Sare Mahdi Cumar muumin oo caan ku ah Macalin Mahdi ayaa kormeer qarsoodi ahaa wuxuu ku tagay qaar ka mida Saldhigyada Booliiska Magaalada...

Madaxweyne Xasan oo qodobo muhiim ah kala hadlay Dowlada Ruushka

0
Muqdisho, Maajo 20, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta Madaxtooyada Qaranka kula kulmay Danjiraha Ruushka ee dalkeenna Mudane Mikhail Golovanov ayaa kala hadlay dagaalka lagu ciribtirayo...

Dacwad ooge dalbaday in la soo xiro Netanyahu iyo Sinwaar

0
Dacwad oogaha maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada ayaa sheegay inuu dalbanayo in la soo xiro ra'iisul wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu, wasiirka gaashaandhigga Yoav Gallant iyo Hoggaamiyaha Xamaas Yahya Sinwar. Madaxweynaha Mareykanka Biden...

Dowlada Turkey oo durba shaki ka muujisay in dhimashada Madaxweynaha Iiran uu ahaa shirqool

0
Wasiirka gaadiidka Turkiga Abdulkadir Uraloglu ayaa war uu shaaciyay wuxuu ku muujiyay shaki ah in shilkii diyaaradeed uu ku dhintay Madaxweynihii Iiran uu ahaa shir laga danbeeyay. Shakiga Dowlada Turkiga ayaa yimid...

Taliska Booliiska oo digniin u direy dhalinyarada baraha bulshada caanka ka ah

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Taliska Booliiska Soomaaliya ayaa digniin u direy dhalinyarada baraha bulshada caanka ka ah kuwaasoo maalmihii ugu dambeeyay ka waday socila media arimo kicin bulsho ah. "Waxaa looga digayaa shacabka Soomaaliyeed ee...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best vacuum cleaner 2024: The finest corded, cordless …

0
In current-day speedy-paced international, keeping a easy domestic can be a frightening challenge. A reliable vacuum purifier is critical to ease this burden, making...