Shirka Gudiga joogtada ah ee Golaha Shacabka maxaa looga hadlay maanta+SAWIRRO
Muqdisho-Soomaaliya October, 03, 2024: Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankiisa 11-aad ku yeeshay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa Hargeysa, waxaana shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka...
Ugaaska Beesha Xawaadle oo qaaday isbaaroyin yiilay inta u dhexeysa Baladweyne iyo Hiiraan
Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan ayaa maanta ku guuleystay inuu wax ka qabto cabashada gaadiidleyda xamuulka ee ka dhex shaqeysta Gobolka Hiiraan gaar ahaan inta u dhexeysa Baladweyne iyo...
Maamulka Puntland oo sheegay inaysan quseyn wixii ka soo baxa shirka wada-tashiga qaran ee...
GAROWE (DAYNIILE.COM)-Maamul Goboleedka Puntland ayaa ka hadlay shirka wada-tashiga Qaran ee ka socda Magaalada Muqdisho kaasoo u dhexeeya Dowlada Faderaalka Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada Dalka ee hoos taga Dowlada.
Wasiirka Warfaafinta Puntland,...
Alshabaab ka soo jeeda Kilinka 5-aad oo lagu qabtay Baydhaba
BAYDHABA (DAYNIILE.COM)-Alshabaab magaciisa rasmiga ah ku sheegay C/raxmaan Maxamed Xuseen ayaa lagu qabtay koontaroolada Magaalada Baydhaba ee Xarunta Maamulka Koonfur-Galbeed.
Ninkaan Alshabaabka ka tirsan sida uu sheegtay ayaa asal ahaan ka soo...
Howlgal ka dhan ah Alshabaab oo laga fuliyay inta u dhexeysa Bali-doogle iyo Afgooye...
Geesiyaasha Ciidanka Xoogga dalka, gaar ahaan Guutada 7aad ee Qeybta 12-ka April, ayaa howlgallo isugu jiray sifeyn iyo bur-burin goobaha ay ku dhuumanayaan Khawaarijta waxay ka sameeyeen deegaanada dhaca inta u...
SAWIRRO: Weerar Israa’iil ku qaaday Saaka Magaalada Beirut oo dad shacaba ay ku laayeen
BEIRUT (DAYNIILE.COM)-17 gantaal oo habeenimo ah ayaa lagu garaacay Beirut subaxnimadii Khamiista iyadoo milatariga Israel ay sii wadeen duqeymaha.
Ugu yaraan lix qof ayaa lagu dilay weerar cirka ah oo Israel ay...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Soomaaliya
Muqdisho, Arbaco, 2-da October 2024
1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo diiradda lagu saarayo arrimaha amniga, dimoqraadiyadda iyo dagaalka ka dhanka...
Shirka Golaha Wada-tashiga Qaran oo Muqdisho ka furmay+SAWIRRO
Muqdisho, Oktoobar 2, 2024 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya,...
Axmed Madoobe oo Muqdisho soo gaaray laguna soo dhaweeyay+SAWIRRO
Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka.
Masuuliyiin katirsan golayaasha kala duwan ee Dowladda Federaalka ah iyo qeybaha kala duwan...
Lafta-gareen oo Muqdisho si weyn loogu soo dhaweeyay+SAWIRRO
Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho.
Socdaalka Madaxweynaha ayaa ah ka qeybgalka Shirk...