Advertisement

Xaflad sagootin ah oo Muqdisho loogu sameeyay Wasiirrada Gargaarka Dowlad Goboleedyada Dalka+SAWIRRO

0
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xalay Muqdisho kulan sagootin iyo mahad-celin ah ugu sameeyay Wasiirrada Gargaarka Dowlad Goboleedyada Dalka iyo Maamulka KMG ah ee SSC Khaatumo, oo uu...

Itoobiya oo Soomaaliya ku eedaysay in la heshiishay dhinacyo shisheeye oo isku dayaya in...

0
Waxaa sii kordhaya xiisadda ka jirta Gobolka Geeska Afrika, War kasoo baxay wasaaradda Arrimaha Itoobiya ayaa lagu eedeeyay Soomaaliya – waxaana lagu sheegay warka in Soomaaliya ay la heshiishay waxay itoobiya...

Shariif Sheekh muxuu ka yiri Shirkii Golaha wada-tashiga

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan  Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay go'amadii ka soo baxay shirkii Golaha wada-tashiga Qaran iyo natiijadii ka soo baxday. "Shirka waxaa laga filaayay in xal iyo qorshe...

DEG DEG: Ciidamada Dowlada oo goor dhaw Alshabaab ka saartay deegaano hiiraan ka tirsan

0
JALALAQSI (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamada Dowlada Soomaliya ay goor dhaw oo maanta ah Alshabaab ka saareen deegaano hoos taga Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan. Deegaannada Al-shabaab laga...

Tirada falastiiniyiinta ku xiran xabsiyada Yuhuuda

0
Ururka maxaabiista Falastiiniyiinta ayaa sheegay in in ka badan 9,600 oo Falastiiniyiin ah oo ka kala yimid Daanta Galbeed ee la haysto iyo Bariga Quddus ay hadda ku xiran yihiin xabsiyada...

Waasiirada oo shirkooda maanta ku ansixiyay heshiisyo Dowladu la gashay dalal kale+SAWIRRO

0
Muqdisho, 23, May 2024:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyey, hindise sharciyeed, siyaasad, xeer iyo heshiisyo iskaashi oo kala ah; 1. Hindise Sharciyeedka Tacliinta Sare ee Qaranka, 2....

Vladimir Putin oo ka digay cawaaqibka ka dhalan kara hadii NATO hubkeeda siiso Ukraine

0
MOSCOW (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa mar kale fariin digniin ah hawada u mariyay dalalka reer galbeedka ee iskula jira isbahaysiga NATO  isagoo tilmaamay inay ku ciyaarayaan dab. "xubnaha NATO ee Yurub...

Wiil caan ka ah baraha bulshada oo maanta ka soo muuqday Maxkamada+SAWIRRO

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa maanta Maxkamada Gobolka Banaadir ka soo muuqday Hanad Cabdiraxmaan Maxamed oo baraha bulshada caan kaga ah magaca waan gariiray kaasoo dhawaan Booliisku xireen. Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha guud Qaranka uu kusoo eedeeyey...

Gudoomiye xigeenka Aqalka sare oo shir gudoomiyay kulan u dhexeeyay faderaalka iyo maamul Goboleed-yada+SAWIRRO

0
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare Mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde ayaa shir guddoomiyay kulanka lixaad ee Guddiga Arrimaha Gudaha Dib-Uheshiisinta Arrimaha Federaalka iyo Xiriirka dowladaha xubnaha ka ah dowladda...

Dagaaladii Bariire ka dhacay oo galaaftay nolosha Qoysas Soomaaliyeed

0
BARIIRE (DAYNIILE.COM)-Qoysas Beera-leey Soomaaliyeed ah ayaa ku baaba'ay Gobolka Shabeelaha hoose kadib hoobiyeyaal xaafadahooda ku soo dhacay. Mashaqadaan oo si gaar ah uga dhacday tuulada Balow oo hoostagta degmada Bariire ee gobolka...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best video doorbells from our tests in 2024

0
Video doorbells have revolutionized domestic protection by means of providing convenience and peace of mind. With a video doorbell, you could see and speak...