Advertisement

Saciid Dani oo soo xirey shirkii jiheynta xukuumada+SAWIRRO

0
Garoowe: 22 May 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa hadda kaga qeyb gelaya Qasriga Madaxtooyada xiritaanka Shirka Jiheynta...

Nabadoon Abaabul “Muqdisho waa isku soo kaduudmatay waa in xamar lagu soo daro Balcad,Afgooye,Warsheekh...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Gudoomiyaha Golaha Badbaado Bulsho  Nabadoon Abaabul ayaa ka hadlay soona dhaweeyay go'aankii Madaxweynaha Soomaaliya Xasan uu Muqdisho ku soo daray sedex degmo oo cusub. Nabadoon Abaabul wuxuu saxaafada la wadaagay talo soo...

Ra’iisul-Wasaare Xamsa “Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP) wuxuu xambaarsan yahay rajo cusub iyo hiigsi fog...

0
Muqdisho, 22, May 2024:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP) tusaale u yahay hannaanka cusub ee ay qaadday Soomaaliya, kaas oo...

Norway, Ireland iyo Spain oo Dowlad u aqoonsaday Falastiin

0
War ka soo baxay sedexda Dalalka Norway, Ireland iyo Spain ayay ku shaaciyeen inay Falastiin u aqoonsadeen Dowlad buuxda oo dunida ka tirsan wixii hada ka danbeeya. Saddexda waddan ee Yurub waxay...

Muxuu yahay shirka uu Qaahira kaga qeybgalay Wasiirka Maaliyada+SAWIRRO

0
QAAHIRA (DAYNIILE.COM)-Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa maanta Dalka Masar wuxuu kaga qeybgalay furitaanka shirka sanadlaha ah ee Hey’adaha Maaliyadda Carabta. Shirkaan oo ka dhacay  Magaalada New Qaahira ee dalka Masar...

Hay’ada SOdMA oo Axmed Madobe la wadaagtay cabsida laga qabo duufaanta Laly+SAWIRRO

0
Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Jubbaland Md. Axmed Maxamed Islaam ayaa booqasho howleed u jeedkeedu yahay ogaanshaha xogaha bani’aadannimo ee dalka ka jira ku tagay xarunta dhexe ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo uu...

Ruushka oo 14 sano oo xarig ah ku xukumay saynisyahan caan ah oo gantaalada...

0
MOSCOW (DAYNIILE.COM)-Dowlada Ruushka ayaa 14 sano oo xarig ah ku xukuntay saynisyahan caan ah oo farsameeya gantaalaha hypersonic. Anatoly Maslov oo ka mid ah saynisyahanada caanka ah oo Ruushka u dhashay  ayaa...

Wararkii ugu dambeeyay Xaalada Gaza

0
QAZA (DAYNILE.COM)-Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga falastiiniyiinta, UNRWA, ayaa hakisay qaybinta cuntada ee Rafah, sababo la xidhiidha weerarrada Israel ee magaalada iyo sahay la’aan. Wasaaradda caafimaadka ee Gaza ayaa sheegtay in...

Taliye Sambaloolshe oo isku shaandheyn ku sameeyay Hogaanka NISA ee G/banaadir

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Taliyaha Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA C/llaahi Maxamed Cali Sanbalooshe ayaa maanta isku shaandheyn ku sameeyay hogaanka NISA ee gobolka Banaadir. Taliyaha NISA wuxuu maanta xilka Taliyahii hay'adda...

Qorshe halis gelin kara Nabada Puntland oo Dowlada Somalia ay ka wado Muqdisho

0
Warar aan wali la xaqiijin ayaa sheegaya in Asad Diyaano uu si qarsoodi ah ku soo gaaray Magaalada Muqdisho islamarkaana uu shir la leeyahay Madaxda Dowlada Somalia. Asad Diyaano oo ah siyaasi...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best steam cleaners and steam mops 2024: Drive grime …

0
In the search for a cleaner and more healthy home environment, steam cleaners and steam mops have emerged as vital gadget. These devices harness...