Dalalka Islaamka iyo Reer Galbeedka oo wada-jir uga hor yimid damaca Itoobiya
Dowladaha Qatar, Turkiga, Imaaraadka Carabta, Ingiriiska iyo Mareykanka oo Soomaaliya ka taageera dhinaca Ammaanka ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Washington ee dalka Mareykanka waxay mar kale ku celiyeen inay lama...
SAWIRRO: Madaxweyne xigeenka Galmudug oo booqday ciidamada Jabuuti
DHUUSA-MAREEB (DAYNIILE.COM)-Madaxweyne kuxigeenka Dowlada Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid aya maanta booqday xerada Ciidamada Jabuuti oo ka mid ah howlka ATMIS gaar ahaana qeybtooda Magaalada Dhuusa-mareeb.
Madaxweyne Ciid waxaa salaan sharaf ku...
Golaha Amaanka QM oo maanta kulan ka yeelanaya arinata Somalia
NEW YORK (DAYNIILE.COM)-Xarunta Qaramada Midoobe ee New York waxaa lau wadaa in Galabta uu ka dhaco kulan ay leeyihiin xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay kaasoo looga hadli doono arinta Somalia.
Wasiirka...
Taliye Ciidamada Xoogga ka tirsan oo Deegaanka Biya-Cadde kula kulmay Sarkaal Midowga Afrika ka...
Sida lagu baahiyay barta Facebook ee Taliska ATMIS Taliyaha Guutada 73aad ee Burundi qaybtana ka ah ATMIS, G/dhexe. Evariste Niyonkuru ayaa la kulmey Taliyaha Saldhiga Biyo Cadde ee CXDS Gaashaanle Mohamed...
Ciidanka Nigeria ee ka tirsan ATMIS oo Muqdisho ku qabsaday 64-sano guurada xorriyadda dalkooda+SAWIRRO
Ciidanka nabad ilaaliyayaasha Nigeria ee ka tirsan #ATMIS ayaa u dabbaaldagay 64-guurada xorriyadda dalkooda, Munaasabadda dabbaaldegga ayaa lagu qabtay Xarunta Dhexe ee #ATMISForce ee Muqdisho.
Mas’uuliyiin sare oo ka tirsan ATMIS &...
Taliyaha cusub ee Booliska oo shirkiisii ugu horeeyay u qabtay saraakiisha Booliiska+SAWIRRO
Muqdisho, Oktoobar, 03, 2024;Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa guddoomiyey Shirka Todobaadlaha ee Taliska Boliiska kaas oo ka qabsoomay Xarunta Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.
Shirkan oo ay ka...
Shirka Gudiga joogtada ah ee Golaha Shacabka maxaa looga hadlay maanta+SAWIRRO
Muqdisho-Soomaaliya October, 03, 2024: Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankiisa 11-aad ku yeeshay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa Hargeysa, waxaana shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka...
Ugaaska Beesha Xawaadle oo qaaday isbaaroyin yiilay inta u dhexeysa Baladweyne iyo Hiiraan
Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan ayaa maanta ku guuleystay inuu wax ka qabto cabashada gaadiidleyda xamuulka ee ka dhex shaqeysta Gobolka Hiiraan gaar ahaan inta u dhexeysa Baladweyne iyo...
Maamulka Puntland oo sheegay inaysan quseyn wixii ka soo baxa shirka wada-tashiga qaran ee...
GAROWE (DAYNIILE.COM)-Maamul Goboleedka Puntland ayaa ka hadlay shirka wada-tashiga Qaran ee ka socda Magaalada Muqdisho kaasoo u dhexeeya Dowlada Faderaalka Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada Dalka ee hoos taga Dowlada.
Wasiirka Warfaafinta Puntland,...
Alshabaab ka soo jeeda Kilinka 5-aad oo lagu qabtay Baydhaba
BAYDHABA (DAYNIILE.COM)-Alshabaab magaciisa rasmiga ah ku sheegay C/raxmaan Maxamed Xuseen ayaa lagu qabtay koontaroolada Magaalada Baydhaba ee Xarunta Maamulka Koonfur-Galbeed.
Ninkaan Alshabaabka ka tirsan sida uu sheegtay ayaa asal ahaan ka soo...