Advertisement

Puntland oo shaacisay in 19,000 Qoys ay ku barakaceen howlgallada ka dhanka ah Daacish

0
Puntland ayaa ku dhawaaqday in 19,000 oo qoys ay ku barakaceen howlgallada milateri ee ka socda buuraha Calmiskaad, kuwaas oo lagula dagaallamayo kooxda Daacish, oo lagala wareegay degaano badan. Shir jaraa'id oo...

Soomaaliya oo ku baaqday in wax laga qabto sababaha keenay isku dhacyada Badda Cas

0
Soomaaliya ayaa codkeeda ku taageertay Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSC) ee tirsigiisu yahay 2768 (2025), kaasoo ka hadlaya sida Golaha Ammaanku uga go’an yahay nabadda iyo xasilloonida gobolka Badda...

Maxaa looga hadlay kulanka dhexmaray Bangiga Adduunka iyo Xukuumada Somalia.+SAWIRRO

0
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddellka Cimilada JFS Sareeye Guud Mudane Bashiir Maxamed Jaamac oo uu wehliyo Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle iyo qaar ka mid ah Khubarada...

Madaxweyne Xasan oo ka hadlay heshiiska Xamaas iyo Isra’iil

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhaweeyay heshiiska xabbad-joojinta Gaza, isaga oo bogaadiyay dadaallada ay sameeyeen dalalka Qatar, Masar, iyo Mareykanka si loo xaqiijiyo heshiiskan. Madaxweynaha ayaa ku...

Al-shabaab oo soo bandhigtay Askari Kenyan maxbuus u ah iyo eedeyn ba’an uu u...

0
Askari ka tirsanaa ciidamada Kenya oo Alshabaab ay ku qabteen dagaalkii Ceel-Cadde ee Gobolka Geddo Soomaaliya ayaa dowlada Kenta dalab u gudbiyay xili Alshabaab ay soo bandhigeen. Askarigaan oo galay gacanta Alshabaab...

Musta Cag-jar muxuu kala hadlay Beesha Isaaq

0
JIG-JIGA (DAYNIILE.COM)-Madaxwaynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya  Mustafa Muxumed Cumar  (Cag-jar) ayaa la soo sheegayaa inuu qaabilay odayaasha beelaha Isaaq iyagoo ka shirey arimo ku saabsan dhibaatadii dhawaan ka dhacday deegaanka Dacawalay. Gogosha oo...

Dowlada Itoobiya oo cadeysay markii ugu horeysay Dalalka Cadowgooda ah

0
ADIS-ABABA (DAYNIILE.COM)-Sarkaal sare oo ka tirsan Milateriga Itoobiya ayaa saxaafada la wadaagay markii ugu horeysay Dalalka ay u aqoonsan yihiin Caddowgooda xili ay awal sarbeebi jireen. Sarkaalkaan oo ah Lataliyaha Ciidamada Milatariga Itoobiya...

Wasiirka Amniga Somalia muxuu kala hadlay la-taliyaha amniga Daka Ciraq+SAWIRRO

0
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta kulan la qaatay La-taliyaha Amniga Qaranka ee dalka Ciraaq, Mudane Qasim Al-Araji, waxaana diiradda lagu saaray shirkaan...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best laptop for students UK 2024: Our favourites, all tried …

0
Choosing the right laptop is crucial for students as it directly impacts their academic performance and productivity. Whether you're attending school, college, or university,...