Ciidamada Dowlada oo sheegay inay laayeen dagaaamayaal badan oo alshabaab
Howlgal lagu dilay in kabadan 24 dhagarqabe ayaa Ciidanka Xoogga dalka, gaar ahaan Guutada 7-aad, waxay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Sh.hoose.
Deegaanada Kaliga, Libaaxle, Kaxaroow, Doonka iyo Bululoow ayey Ciidanka...
DEG DEG: Dowlada iyo Maamulka Jubaland oo ku kala booday Shirka Wada-tashiga Qaran
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Khilaaf xoogan oo soo kala dhex-galay Madaxda sare ee Dowlada iyo Axmed Madoobe waxaana goor dhaw baraha bulshada ku cadeeyay dhanka Maamulka Jublanad.
Sida reer Jubaland laftoodu sheegayaan khilaafkaan ayaa yimid...
Taliyaha cusub ee Booliiska oo la kulmay xubnaha Dowlada ee reerkiisa+SAWIRRO
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa maanta kulan la qaatay Xildhibaanada heer Federaal, Siyaasiyiin iyo Wax garad kasoo jeeda deegaanada maamulka Puntland, kuwaasi oo si weyn usoo...
Madaxweyne Xasan oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum C/raxmaan Cabdulle Shuuke
Muqdisho, Oktoobar 04,2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee, Wasiirkii...
Milateriga Somali oo howlgal la baxay sifeynta waxay ka sameeyeen inta u dhexeysa daegmooyinka...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed Gaar ahaan ururka 251-aad Iyo 252-aad ayaa howlgalo sifayn ah ka sameeyey inta u dhexeysa daegmooyinka Balcad iyo jowhar ee gobolka shabeellada dhexe Waxayna ciidamada gudaha ay...
Wasiir ka tirsan Maamulka Jublanad oo ka qeybgalay shir ka dhacay Dalka Farance
Sida lagu daabacay baraha bulshada maamulka Jubaland Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Jubbaland mudane Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa maanta ka qayb galay gagagabada Barnaamijka Hoggaaminta iyo...
Wasiirka Difaaca muxuu ka yiri dagaaladii ka dhacay Gal-gaduud iyo Sh.dhexe
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in Khawaarijta lagu jebiyay howlgalo maanta iyo shalay ka socda deegaano ka kala tirsan gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud.
"Geesiyaasha Qaranka oo kaashanaya...
Wasiir ku xigeenka Warfaafinta oo Minneapolis kula kulmay madax Amerikaan ah+SAWIRRO
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo ku sugan magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa la kulmay la-taliyaha sare ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka,...
Wasiirka wax-barashada oo hadalo ka jeediyay shir ka dhacay Dalka Cumaan
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa khudbad ka jeediyay shirka Wasiirada Waxbarashada ee Waddamada Islaamka, kaas oo lagu qabyay dalka Cummaan.
Wasiirka ayaa khudbaddiisa uga hadlay...
Dalalka Islaamka iyo Reer Galbeedka oo wada-jir uga hor yimid damaca Itoobiya
Dowladaha Qatar, Turkiga, Imaaraadka Carabta, Ingiriiska iyo Mareykanka oo Soomaaliya ka taageera dhinaca Ammaanka ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Washington ee dalka Mareykanka waxay mar kale ku celiyeen inay lama...