Advertisement

Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Gaza

0
Ciidamada Israel ayaa weerar ku qaaday iskuul loo isticmaali jiray isbitaal garoon iyo hoy oo ku yaala bartamaha Deir el-Balah, halkaasi oo ay ku dileen ugu yaraan 30 qof oo ay...

la taliyaha Madaxweyne Xasan muxuu ka yiri in hubkii la qabtay ay Itoobiya ka...

0
Sida horaba Dowladda Soomaaliya u sheegtay in hubkaas si sharcidarro ah dalka looga soo geliyey dhinaca Itoobiya ayaa idaacada VOA-da waxay arintaasi ka wareysatay la taliyaha Madaxweyne Xasan ee dhanka Amniga...

Axmed Madoobe oo Af-madow ka wada abaabul ka dhan ah Alshabaab

0
AF-MADOW (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa shalay Magaalada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose kulan kula qaatay maamulka Degmada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada. Warar ku dhaw dhaw Madaxweynaha ayaa...

Maalinta Cudurka Cagaarshowga iyo sharaxaada DRr.Dufle

0
Cudurka cagaarshowga ama jooniska waa cudur dhibaato weyn ku haya bulshada caalamka ku dhaqan, sidaas darteed sanad kasta 28 July waxaa loo asteeyay maalinta cagaarshowga aduunka (World Hepatitis Day) si bulshada...

Baarlamaanka Turkiga oo ansixiyay inay ciidamadooda Badda u diraan Xeebaha Somalia

0
Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa soo dhaweeyey qaraarka uu maanta ansixiyay Baarlamaanka Jamhuuriyadda Turkiga, kaas oo la xariira in ciidamada badda ee Turkiga loo diro Soomaaliya. Wasiirka ayaa ku...

Cali Guud-laawe oo maanta mashaariic ka daah-furey Degmada Maqakori+SAWIRRO

0
Moqokori, 27-July-2024: Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle oo ay wehliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada, Xubno Baarlamaanka Hirshabeelle iyo...

Wasiirada oo maanta ka hadlay Hannaanka qorista qorshaha isbeddelka Qaran+SAWIRRO

0
Muqdisho, 25, Luulyo 2024:- Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyey shir looga hadlayey Hannaanka Qorista Qorshaha Isbeddelka Qaran iyo Muhiimmadda uu u leeyahay Xukuumadda. Hannaanka...

Maxaa looga hadlay Shirkii Maanta ee Xildhibanada Aqalka sare +SAWIRRO

0
Ku-simaha Guddoomiyaha Aqalka Sare BJFS ahna Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo uu weheliyay Guddoomiye ku xigeenka labaad, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) ayaa maanta...

Ra’iisulwasaare Xamze oo Wasiiro cusub ku soo kordhiyay Golaha Wasiirada

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda JFS. Ra’iisul Wasaare Xamsa oo gudanaya waajibka Dastuuriga ah ee...

DAAWO: Su’aal ka xanaajisay Sharif Sh.Axmed iyo sida uu u bahdilay Ciidamada Xooga Dalka

0
Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa mar kaliya ka soo muuqday baraha bulshada iyo warbaahinta isagoo careysan una jawaabaya wariye su'aal weydiiyay dareenkiisa badashay. Xildhibaan Shariif oo ka mid ah Hogaamiyayaasha xukun...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best broadband providers in 2024, based on our …

0
In modern-day-day digitally linked global, selecting the excellent broadband company can extensively effect your on-line revel in. Whether you're streaming films, working from domestic,...