Madaxweynaha oo Taliyaha Booliiska u dalacsiiyay darajada Sarreeye Gaas +SAWIRRO
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay Munaasabad ku qabsoontay Xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa darajada Sarreeye Gaas u dallacsiiyay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneral...
Wasiirka Deegaanka oo khudbad muhiim ah ka jeedisay shirka Shirka Maalgashiga Afrika+SAWIRRO
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada JFS, Amb Khadija Maxamed Al-makhzoumi ayaa khudbad muhiim ah ka jeedisay Shirka Maalgashiga Afrika, halkaas oo ay kaga hadashay doorka Qorshaha Qaran ee Soomaaliya iyo...
Soomaaliya iyo Turkey oo ka wada hadlay sidii loogu diyaar garoobi lahaa abaaro la...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macalin Cabdulle oo wada dalaallo la xariira sidii loogu diyaar garoobi lahaa abaarta la saadaalinayo, loona yareyn lahaa khatarta ka dhalan karta, ayaa kulan wax-ku-ool ah...
Wasiir Fartraag muxuu kala hadlay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Dalka Shiinaha+SAWIRO
Muqdisho 25 September 2024:-Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa Maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Dalka Shiinaha Yu Wang, iyagoo ka wada hadlay...
Somalia iyo Turkey oo kala saxiixday heshiis dhanka sirdoonka iyo Maaliyada
DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA IYO JAMHUURIYADDA TURKIGA AYAA KALA SAXIIXDAY HESHIIS KU SAABSAN ISKAASHIGA, ISWEYDAARSIGA SIRDOONKA MAALIYADDA KA-HORTAGA LACAG DHAQIDDA IYO LA-DAGAALANKA MAALGELINTA ARGAGIXISADA.
Hay’adda Sirdoonka Maaliyadda ee Jamhuuriyadda Turkiga (MASAK) iyo Xarunta...
Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladaha Lubnaan iyo Falastiin
Tobanaan kun oo qof ayaa ka qaxay koonfurta Lubnaan iyagoo aan fikrad yar ka haysan halka ay ka heli karaan badbaado iyadoo duqeymo xooggan oo Israel ka geysatay guud ahaan Lubnaan...
Xamze Cabdi-Barre oo New York kula kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Yurub+SAWIRRO
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan kula yeeshay madasha shirka Qaramada Midoobay ee New York, Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika Annette Weber.
Ra’iisul...
Dowlada Somalia oo ka qeyb-gashay Xuska 75-aad ee Aas-aaska Jamhuuriyadda Shiinaha
Muqdisho, 24-09-2024 – Kusimaha Ra’iisal Wasaaraha ahna Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda sanad guurada 75-aad ee aas-aaska Jamhuuriyadda Shacbiga...
Dowlada oo tababar 2 sano socday u soo xirtay dhalinyaro ay bareysay jiheynta dagaalka...
Muqdisho, 24, September 2024: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo ka qeyb galay xiritaanka Barnaamij lagu tababar in ka badan 350 qof oo ku saabsanaa jiheynta...
Dowladda Masar oo war ka soo saartay hubkii gaaray Muqdisho iyo Itoobiya oo ka...
=XIGASHO BBC SOMALI=
Dowladda Masar ayaa xaqiijisay inay shixnado hub ah ay u dirtay Soomaaliya iyadoo ay jirto xiisad gobolka ka taagan oo ka dhalatay heshiiska muranka dhaliyay ee Itoobiya...