Saraakiil ka tirsan Hay’ada socdaalka oo maanta tababar loo soo xirey
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya (HSJ) ayaa tababar aqoon kororsi ah oo socday muddo labo maalin ah ugu soo xirtay Saraakiil katirsan HSJ magaalada Muqdisho.
Tababarkan oo ku saabsanaa Baarista Guud ee...
Aqoon-yahan dhaliilay habka loo soo agaasimay shirkii maqaamka Muqdisho looga hadlayay
Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu qabtay shir looga hadlaayay maqaamka caasimada Soomaaliya ee Muqdisho kaasoo ay ka qeybgaleen siyaasiyiin Dowlada ka tirsan.
Shirkaani waxaa loogu magac daray la tashiga qeybaha bulshada ee...
Maamulka Puntland oo ugu baaqay Maamulada kale shir ka dhan ah Dowlada faderaalka
GAROWE (DAYNIILE.COM)-Maamulka Puntland ayaa mar kale Dowlada Somalia waxay ku eedeysay isku xir la'aanta faderaalka iyo Maamul Goboleedyada iyo guud ahaan khilaafka hada jira.
Wasiirka Warfaafinta Maamulka Puntland Maxamuud Ceydiid Dirir ayaa...
Maxay yihiin afkaarta shirqoolka ah ee la xiriira calanka Soomaaliya iyo ninka lagu wado...
=XIGASHO BBC SOMALI=
Fekrad shirqool ah oo isla xiriirineysa ninka laga yaabo inuu noqdo madaxweyne ku xigeenka Mareykanka, iyo calamada Soomaaliya iyo Minnesota ayaa aad la iskula wadaagay baraha bulshada Mareykanka.
Waxay fekraddan...
Wasiirka Gaashaandhiga muxuu ka yri hadalkii Lafta-gareen
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur, ayaa si kulul uga hadlay hadal shalay ka soo yeeray Madaxweyne maamulka Koonfur Galbeed C/casiis Laftagareen kaasoo wali u dagaalamaya joogitaanka Ciidamada Itoobiya islamarkana halyeeyo...
Ra’iisulwasaare Xamze oo beeniyay in Masar ciidamo keeneyso Soomaaliya
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ra'iisulwasaaraha Soomaaliya Xamze Cabdi-Barre ayaa si adag uga hadlay cadowga Soomaaliyeed ee sida xun Soomaalida wax ugu fasira si ay meesha uga baxdo midnimadooda ay ku difaacanayaan qaranimada iyo madax-banaanida...
Gudoomiyaha Aqalka Sare oo Muqdisho ku qaabilay Safiirka Somalia u fadhiya Dalka Ciraq+SAWIRRO
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS Senator Abdi Hashi Abdullahi ayaa xafiiskiisa kulan soo dhowayn ah kula qaatay Danjira Dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Ciraaq Mudane Ridwaan Xersi Maxamed.
Guddoomiyuhu wuxuu Danjiraha...
Xukunka Xassan Laari iyo Kooxdiisa.
Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka sida ayaa xukunno kala duwan kasoo saartay kiiska Eedeysanaal gaaraya Todobo, kuwaasi oo loo heysto dil, qal-qal gelin amni iyo ku takrifal dhul dowladeed.
Eedeysaneyaasha oo kala...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax Dhigay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha
Muqdisho, Talaado, 10 Sebtembar 2024:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhagax dhigay xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya, taas oo qeyb ka ah dadaallada Xukuumadda...
Wararkii ugu dambeeyay xaalada Gaza
GAZA (DAYNIILE.COM)-Israa'iil ayaa duqeysay xero ku taal koonfurta Qaza oo u dhow Khan Younis, halkaas oo ay ku dishay ugu yaraan 40 qof, 60 kalena way ku dhaawacmeen, iyadoo ay sii...