SAWIRRO: Ra’iisul Wasaare Xamsa oo gaaray Magaalada Baydhabo.
Baydhabo, Arbaco, 11 Sebtembar 2024 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar shaqo ku tagay magaalada Baydhabo, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Madaxweynaha Dowlad...
Wasiirka Difaaca muxuu kala hadlay safiirka Dalka Shiinaha
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mudane Wang Yu ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan wax ku ool ah oo looga...
Raali gelin mar kale hawada loo mariyay Beesha Digil iyo Mirifle
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Kadib markii maalmo ka hor meel fagaare ah ay xildhibaanada Hawiye ka raali geliyeen dhigooda Digil iyo Mirifle gafaf ka dhacay taasoo ka dhalatay taageero ay reer Koonfur Galbeed u...
“Ma doonayno in Qasa noqoto Muqdisho oo kale” madaxa siyaasadda ee Midowga Yurub
=XIGASHO BBC SOMALI=
"Waxa ka dhacaya dhinaca kale ee gidaarkan ma aha qalalaase u abuurmay sida dabiici ah. Waa dhibaato bani-aadmigu sameeyay. Masiibo bani-aadmigu sameeyey”.
Waa hadallo uu jeediyey Madaxweyne Kuxigeenka Midowga Yurub...
Ra’iisulwasaaraha oo Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Dowladda Talyaaniga
Muqdisho, Arbaco, 11 Sebtembar 2024:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mudane Pier Mario Dacò Coppi, waxana ay ka...
Wararkii ugu dambeeyay Xaalada Gaza
GAZA (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Israa’iil ayaa 27 qof oo kale oo Falastiiniyiin ah ku dilay guud ahaan Gaza, oo ay ku jiraan 13 ka mid ah weerar lagu qaaday dhismo ku yaalla Khan...
Xamze Cabdi-Barre oo maanta ku wajahan Baydhabo+Sababta
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan magaalada Baydhabo ee Xarunta Maamulka Koonfur-Galbeed iyo xarunta Gobolka Bay.
Warar ku dhaw dhaw madaxtooyada ayaa sheegaya in Xamze Cabdi Barre u...
Hay’ado Dowlada ka tirsan isla soo qaaday in dowladdu bixiso lacagta diiwaan-galinta dadka xerhaya...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee SoDMA ku soo dhaweeyey Maareeyaha guud ee Hay'adda Diiwaan-gelinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha -NIRA, Cabdiweli Cali Timacadde.
kulankaan waxaa diiradda lagu saaray...
Saraakiil ka tirsan Hay’ada socdaalka oo maanta tababar loo soo xirey
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya (HSJ) ayaa tababar aqoon kororsi ah oo socday muddo labo maalin ah ugu soo xirtay Saraakiil katirsan HSJ magaalada Muqdisho.
Tababarkan oo ku saabsanaa Baarista Guud ee...
Aqoon-yahan dhaliilay habka loo soo agaasimay shirkii maqaamka Muqdisho looga hadlayay
Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu qabtay shir looga hadlaayay maqaamka caasimada Soomaaliya ee Muqdisho kaasoo ay ka qeybgaleen siyaasiyiin Dowlada ka tirsan.
Shirkaani waxaa loogu magac daray la tashiga qeybaha bulshada ee...