Taliyaha Booliiska Somalia oo maanta booqday xarunta guud ee INTERPOL+SAWIRRO
Wafdi uu hoggaaminaayo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyed Jeneraal Sulab Axmed Firin ayaa maanta booqday xarunta guud ee INTERPOL oo ku taala magaalada Lyon ee Dalka France.
Xoghayaha guud ee INTERPOL Secretary General...
Akhriso Nuqul ka mid ah sharciga doorashooyinka
Nuqul ka mid ah sharciga doorashooyinka ee asteyneysa Hannaanka loo marayo Golayaasha deegaanka heer degmo iyo kan Caasimadda oo ah mid kala duwan.
HADABA HALKAAN KA AKHRISO:
Wax ka ogow khatarta ay leedahay inaad waqti dheer meel fadhiso
  =XIGASHO BBC SOMALI=
Guryaha, xafiisyada iyo gadiidka, dadka waxay fadhiyaan waqti badan waana qeyb ka mid ah nolosha in la fariisto. Muddo dheer oo la fadhiyo waxay keeneysaa dhibaatooyin caafiaad...
Soomaali ku dhaqan Mareykanka oo qirtay isku day inay ku biiraan Daacish
Wararka laga helaayo Dalka Mareykanka ayaa sheegaya in Maxkamad la soo taagay laba wiil oo Soomaali ah kuwaasoo ku eedeysan qorshayaal ka dhan amniga Mareykanka.
Labada Wiil oo magacyadooda lagu kala sheegay...
Haweeney danbiyo waa-weyn loo heysto oo looga yeeray Maxkamada Gobolka Banaadir
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa u yertay haweeney magaceedu yahay Nadiifo Xasan Cabduqaadir taasoo ku eedeysan danbiyo waa weyn.
Qoraalka ka soo baxay Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa sidan u qornaa:-
Maxkamadda gobolka Banaadir oo...
Dad u baxay inay meyd soo aasaan oo iyagii shil ku geeriyooday
Dad tiradooda lagu sheegay 63 ruux oo saarnaa bas weyn ayaa la soo sheegayaa in baabuurkii ay wateen uu shil galay taasoo keentay dhimasho dhowr qofood ah.
Shilka waxaa la xaqiijiyay inay...
Madaxa ATMIS oo Baraawe ka sheegay habka ay Dowlada ugu wareejinayaan Amniga+SAWIRRO
BARAAWE (DAYNIILE.COM)-Madaxa Howlgalka Ciidamada ATMIS , Amb. Souef Mohamed El-Amine, ayaa booqasho ku tagay Magaalo Xeebeedka Baraawe ) ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Masuulkaan ayaa Baraawe u tagay si uu u qiimeeyo xaaladda...
Xoolo Geel iyo Ari isugu jira oo loogu deeqay Ciidamada Dowlada iyo Jubaland +SAWIRRO
Odayaasha Dhaqanka deegaanadii dhawaan Alshabaab laga saaray ee gobolka Jubbada Hoose sida Buulo-Xaaji iyo deegaanada ku dhaw dhaw ayaa xoolo badan ugu deeqay ciidamada Dowlada iyo kuwa Daraawiishta Jubaland.
Wasiirka Amniga Jubbaland...
Wasiirada oo goor dhaw ansixiyay laba qodob oo ah qorshaha Madaxweyne Xasan
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Golaha Wasiirrada ayaa goor dhaw oo maanta ah waxay ansixiyeen, Xeerka Doorashooyinka iyo Xeerka Xisbiyada Siyaasadda kaasoo bilow u ah qorshaha ama siyaasada Madaxweyne Xasan uu ka damacsan yahay doorashooyinka...
Booliiska Kenya iyo Banaan-baxayaasha maxaa kala heysta maanta
NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Banaan-baxayaasha Kenya ayaa isku balansaday maanta oo khamiis ah inay sameyn doonaan isu soo baxyadii ay Dowlada uga soo horjeedeen iyadoo inta badana ganacsiyadii Nairobi maanta u baaqdeen arintaasi darteed.
Ciidamada...