Farriinta Madaxweyne Xasan ee Xuska dhalashada Nebi Muxamed (NNKH).
Farriinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee Xuska dhalashada Nebi Muxamed (NNKH).
“Bismillaah.
Waxaan hambalyo iyo salaan diirran u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta adduunka, maalinta sharafta...
Shariif Sh. Axmed oo ka hadlay bisha Mowliid
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmex ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook wuxuu kaga hadlay Bisha Mowliid ee dhalashada Nabigeema Muxumed Sallaahu Caleyhi wasalam.
Bishaan Mowliid waxaa guud ahaan Caalamka...
Qaraxyo dhimasho iyo dhaawac sababay oo maanta ka dhacay Muqdisho
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Laba qarax oo ah nuuca miinada dhulka lagu aaso ayaa maanta ka dhacay Magaalda Muqdisho gaar ahaan Degmada Kaxda.
Qaraxyadaan oo ka dhacay dalcada laamiga Degmada Kaxda ayaa la arkaayay sawiro...
Mareykanka oo mar kale si adag uga hadlay dulmiga iyo damaca Itoobiya
Dowlada Mareykanka ayaa mar kale si adag waxay kaga hadleen dulmiga iyo damaca Itoobiya kadib heshiiskii ay ay la galeen Maamulka Somaliland horaantii sanadkaan.
Danjiraha Mareykanka ee Somalia Richard Riley ayaa wax...
Booliiska Puntland oo qabtay kooxo ku dhaqaaqay nabaad-guurka deegaanka
14-September-2024
Ciidanka Booliiska Puntland gaar ahaan qaybta gobolka Nugaal ayaa deegaanka Rabaable oo ka tirsan degmada Garowe ku qabtay Gaari nooca dhaynaha Sooomaalidu u taqaan kaas lagu soo raray Geed Quwaax iyo...
Wararkii ugu dambeeyay xaalada Gaza
Ciidamada Israa’iil ayaa amray in kumanaan Falastiiniyiin ah laga daadgureeyo saddex goobood oo ku yaalla waqooyiga marinka Qaza, taasoo sii kicinaysa cabsida laga qabo duullaanka dhulka lagu hoobto ee soo socda.
Duqeymo...
Ciidamada Yuhuuda oo dilay haweeney Turkiga ka soo jeeda
Aysenur Ezgi Eygi, ayaa toogasho lagu dilay iyada oo ka mudaaharaadaysay deegaamaynta Israa’iil.
Haweeneydaan ayaa lagu aasay xaafada qoyskeeda oo ku yaal magaalada Didim ee galbeedka Turkiga.
Kumanaan kun oo qof oo baroordiiq...
Wasaarada maaliyada oo maanta bilowday jaangooynta Miisaaniyadda Dowladda ee 2025-ka+SAWIRRO
Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u biloowday jaangooynta Miisaaniyadda Dowladda ee 2025-ka, iyada oo maanta lagu bilaabay ka wadahadalka qoondada ay yeelan doonaan labada Wasaaradood ee...
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo furtay shirka shirka isku-xirka howlaha iyo fulinta qorshaha shanta...
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa furtay shirka isku-xirka Howlaha iyo Fulinta Qorshaha shanta sano ee soo socoto kaas oo lagu qabtay magaalada Muqdisho isla markaana ay kasoo qayb galeen mas’uuliyiin...
Munaasabadda Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo Maanta Muqdisho ka furmaya
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa goordhaw oo barqadaan ah Muqdisho ka furmay Shirweynaha Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo ay ka qeyb galayaan mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda, shirkadaha dalxiiska iyo marti kale.
Agaasimaha Dalxiiska Wasaaradda Warfaafinta Cali...