Muqdisho oo si weyn looga xusay dhalashada Nabigeena Muxumed NNKH+SAWIRRO
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Magaalada Muqdisho waxaa shalay lagu qabtay munaasabad weyn oo lagu xusayay ama lagu weyneynaayay dhalashada Nabigeena Muxamed Sallalaahu Caleyhi wasalam.
Isu soo bax balaaran ayay sameeyeen dariiqada suufiyada ,waxaana ka soo...
Wasiir ka tirsan Puntland oo ku hanjabay in Boosaaso aaney laba Maamul ka wada...
BOOSAASO (DAYNIILE.COM)-Wasiirka Warfaafinta Maamulka Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa si kulul uga hadlay xiisada ka jirta Garoonka diyaaradaha Magaalada Boosaaso ee Maamulka Puntland kadib maantana markii uu garoonkaasi u xirmay hanjabaada...
Booliiska oo soo xirey nin ku eedeysan inuu dilay haweeney
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidanka Boliiska Boliiska Muqdisho Gaar ahaan Saladhiga Boliiska Degmada Warta-Nabadda ayaa gacanta ku soo dhigay, eedeysane Cabdi Casiis Cismaan Maxamed(Sadaam) oo ku eedeysan in uu ceejo kudilay Marxuumad Maa'ido Maxmed...
Maamulka Puntland oo warsaxaafadeed ka soo saaray amniga garoonka diyaaradaha Boosaaso
War-saxaafadeed ku sabsaan Amniga Garoonka Magaalada Bosaaso iyo Duulimadyada Diyaaradaha.
Ra’iisulwasaaraha oo saxiixay buuga tacsida Ugaas Fara-cadde
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho ugu tagay qoyska Allaha u naxariistee Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi (Fara-Cade), si uu ula qeybsado xanuunka geerida.
Ra’iisul Wasaaraha, ayaa...
Kulamo looga hadlaayay xiriirka Somalia iyo Shiinaha oo ku soo dhamaaday Beijing
Mas’uuliyiin iyo xubno sare oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo maalmahaan wadanka Shiinaha u joogay shirar iyo aqoon isweydaarsi la xiriira isbedelka iyo sida dowladahu u sameyn karaan horumar ayaa lagu...
Cali Guud-laawe oo Saraakiisha Mikatariga kala hadlay dar-dar gelinta Dagaalka Al-shabaab+SAWIRRO
Balcad, 15-September-2024: Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa saakay gaaray magaalada Balcad ee Gobalka Shabeellada Dhexe.
Ujeedka safarka Madaxweynaha ayaa ah sidii Khawaarijta looga soo...
Ra’iisul-wasaaraha oo maanta daahfuray howlgelinta xarunta Bangiga Dhiigga Qaranka+SAWIRRO
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo daahfuray howlgelinta xarunta Bangiga Dhiigga Qaranka , ayaa tilmaamay muhiimadda ay xaruntan u leedahay bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan in la...
Tababar UN-ku maal-geliyay oo Saaka Muqdisho looga furey qaar ka mida wariyayaasha+SAWIRRO
Muqdisho - Axad - 15-Sept-2024‐ Golaha Warbaahinta Soomaaliyeed ee (GWS) oo kaashanaya Xafiiska UNSOM ayaa maanta Muqdisho ku qabtay tababar ku saabsan kor u qaadida aqoonta iyo xirfadda wariyaasha Soomaaliyeed.
Tababarkaan waxaa...
Maamulka Jubaland oo soo bandhigay meydad-ka dagaalamayaal Alshabaab ka tirsanaa
KISMAAYO (DAYNIILE.COM)-Wararka ka imaanaya deegaanada Maamulka Jubaland ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka dhacay deegaanka Janaa Cabdalle kaasoo u dhexeeyay ciidamada Maamulkaasi iyo kuwa Kooxda Alshabaab.
Sida lagu shaaciyay warbaahinta Maamulka...